25.4 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021 May

Monthly Archives: May 2021

DFS oo sheegtay in la xalin doono tabashada Reer Hiiraan ay ka qabaan Hir-Shabeelle

0
Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay inay ka qeyb qaadan doonaan xalka garista cabashada ay Maamulka Hir-Shabeelle ka qabaan Shacabka ku nool degaannada...

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo Maanta bilaabanaya

0
Qeybo ka mid ah Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa saakay si weyn loo adkeeyay, waxaana lagu waddaa in maanta ardayda dugsiyadda Sare ay u fadhiistaan...

Dowladda oo sheegtay inay weerar ku dishay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

0
Saacadihii la soo dhaafay waxaa dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe. Deegaannada ay...

faafaahin:Qarax ka dhacay Baydhabo

0
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa goordhaw ka dhacey suuqa qaadka lagu iibiyo ee bartamaha magaalada Baydhabo. Dhimashada 3 ruux iyo dhaawaca 7 kale oo...

Golaha xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobey guddi baaris ah u saaraya xadgudubyadii ka dhacay...

0
Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay wuxuu isku raacay in la furo baaritaan caalami ah oo furan oo ku saabsan xadgudubyada intii lagu guda...

Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Garowe

0
Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku geeriyooday, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay Saddex qof oo kale ka dib markii shil gaari uu ka...

Ciidanka xoogga oo gubay xarumo ay lahaayeen Shabaab

0
Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka wada deegaano ka mid ah gobolka Sh/dhexe ayaa gubay xarumo ay ku lahaayeen deegaanadaas sida uu sheegay afhayenka...

Kiisaska Corona virus ee deganada Puntland oo sii kordhay

0
Wasaaradda Caafimaadka dowladda ayaa faahfaahin ka bixisay Kiisaska Cudurka Corona virus ee degaanada Soomaalida maalmihii ugu dambeeyay. Wasaaradda waxa ay sheegtay in kiisaska Cudurka ay...

Dhageyso” Aqoon yahan kula Taliyay Madxweyne Farmaajo in uusan ka Mid noqon Musharixiinta u...

0
Sheekh Fu’aad Bin Caqiil oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ka Faalooda Xaalada Siyaasadeed ee Dalkeena Soomaaliya ayaa ka hadlay guulaha laga gaaray...

Maraykanka oo diiday in la baaro Xasuuqii Israa’iil ay ka geysatay Marinka Qaza

0
Golaha Xuquuqda Aadanaha Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in la baaro dagaalkii dhowaan dhex maray Israa'iil iyo Xamaas. Guddiga ayaa ansixiyay qaraarka, oo ay soo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...