25.5 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021 May

Monthly Archives: May 2021

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay Saxiixa Heshiiskii laga gaaray shirkii Wadatashiga Qaran

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed heshiiska dhammeystirka wadahadalladii ku saabsanaa hirgelinta doorashada oo ku salaysan heshiiskii 17-ka Sabteembar 2020...

Maxaa looga hadlay Kulan uu Ra’iisal Wasaare Rooble uu la qaatay Wasiir kaTirsan Dawlada...

0
Ra’iisul Wasaarha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ay la jiraan madaxda dowlad-goboleedyada iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa la kulmay Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga...

Dhageyso: Siyaasi C/laahi Dheere oo soo dhaweeyay Saxiixa Qodobadii ka soo baxay shirkii...

0
Siyaasiga Claahi Xaaaji Dheere oo ah Madaxweynihii Banaadir State ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka . Siyaasiga ayaa Ugu horeyn soo dhaweeyay...

Akhriso” Khudbada uu Ra’iisal Wasaare Rooble ka jeediyay gunaanadka Heshiiska laga gaaray doorashooyinka Dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Khudbad ka jeediyey Munaasabada xiritaanka shirka golaha wadatashiga qaran ee dhamaystirka heshiiskii 17-kii sebteembar ayaa u...

Akhriso ” Qodobada la saxiixay ee Heshiiska doorashooyinka Dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa saxiixay Qodobada heshiis ku saabsanaa doorashooyinka dalka, iyadoo maanta la...

Gudoomiye Cabdi Xaashi oo lagu qanciyay in uu ka qayb galo xaflada ka socota...

0
Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya Shir ay yeesheen guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Midowga Musharraxiinta oo lagu qabtay magaalada Mqudisho. Shirka oo...

Xaflad lagu soo xirayo Shirkii watashiga Qaran oo maanta ka dhacaysa Magaalada Muqdisho

0
Waxaa Xerada Afisyooni lagu qabanayaa xafladda gunaanadka shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka, waxaana lagu wadaa in uu ka soo baxo la xiriira...

Majaajilistihii caan ka ahaa Sooraan oo ku geeriyooday Magaalada Burco

0
Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Burco ku geeriyooday Majaajiliiste Sooraan Ismaaciil Sugulle. Marxuumka wuxuu sidoo kale ahaa Abwaan iyo jilaa ay Soomaalidu aad u...

Booliska Minneapolis oo Gacanta ku dhigay Nin Soomali ah oo weerar geystay.

0
Nin Soomaali ah oo da’diisa lagu qiyaasay in uu jiro 40 sanno ayaa qof la sheegay inay tahay dumar mindi ku dhuftay una geystay...

Hir-Shabeelle oo ugu baaqday dadkii ka barakacay dagaalkii Beledweyne inay dib u soo labtaan

0
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Siraaji Sheekh Isxaaq, Wasiiro iyo Xildhibaanno ka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...