Monthly Archives: May 2021
Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi Garabka Cabdi Xaashi oo kasoo horjeestay heshiiska doorashada ee la saxiixayo.
Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolada waqooyi ee kujira dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya gaar ahaan garabka gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxaa...
Qorshe ay diyaariyeen guddiga doorashooyinka Somaliland oo fashilmay{AKHRISO}
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa dhawaan soo saaray jadwal ay u dajiyeen ololaha doorashada isku-sidkan ee golayaasha wakiilada iyo deegaanka ee Somaliland, kaasi oo qorshihiisa...
Maxay tahay sababta uu Mareykanka kharashka badan ugu balan qaaday Falastiin?
Xoghayaha Arrimaha dibadda dalka Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in golaha Congaress-ka uu ka codsan doono$ 75 milyan oo dollar oo ah gargaar loogu...
Hay’adda Socdaalka oo Bilowday Tababar la xiriira baarista Dukumeentiyada Safarka
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa tababar la xiriira hubinta iyo Baarista Dukumiintiyada safarka ka bilowday qaar ka mid ah xuduudaha dalka, taas oo...
Wasiirka Difaaca ee Xukuumadda Soomaaliya oo Saxiixay Siyaasada Xuquul Insaanka ee wasaaradaasi
Wasiirka difaaca ee Xukuumaddda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta saxiixay laba siyaasadood oo kala ah Siyaasadda Xaquuqda Aadanaha ee Wasaaradda Gaashaandhigga...
shaqsigii horkacayay afgembigii Mali oo mar kale awoodda la wareegay
Millateriga dalka Mali ayaa shaaciyay in meesha laga saray xilalkii ay hayeen madaxweynaha kumeel gaarka ah ee Bah Ndaw iyo ra'iisal wasaaraha dallkaasi Moctar...
Xukuumadda Soomaaliya oo Faah Faahin ka bixisay Heshiiska laga gaaray khilaafka doorashooyinka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo sharraxay sida loogu heshiiyay shirkii muqdisho
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uga...
Qaramada Midoobay oo walaac ka muujiday diidmada Ergayga Midowga Afrika uu soo magacawday Soomaaliya
Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa ka hadlay fursadda hortaalla hoggaamiyeyaasha Soomaalida ee ku shirsan Magaalada Muqdisho xilli...
Wasaaradda arimaha guddaha oo daah-furtay shir looga arinsanayo nidaamka diiwaangalinta madaniga ah
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Adam Abdinasir ayaa maanta daahfuray Shirka heer wasiir ee looga arrinsanayo dib usoo celinta...
Maxkamadda Ciidanka qalabka oo xukuntay xubno lagu Eedeeyay Alshabaab in ay ka tirsan yihiin
Maxkamadda Ciidamadada qalabka sida aya xukun Xabsi Daa’in ah ku riday Cabdullaahi Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil, oo ka tirsanaa Alshabaab Maxamed Carab iyo Maxamed...