25.7 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2021 May

Monthly Archives: May 2021

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

0
Waxaa xalay gudaha dalka Koonfur Afrika siyaabo kala duwan loogu dilay muwaadiniin Soomaaliyeed oo kamid ahaa kuwa Ganacsi ahaan u tegay dalkaas kana Shaqeeysanayay. Kooxo...

Wabiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyay Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

0
Fatahaadaan ayaa xalay Wabiga Shabeelle waxaa uu ka sameeyay Xaafado ka tirsan magaalada Beledweyne e Xarunta Gobolka Hiiraan kadib markii Wabiga uu keenay biyo...

Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab

0
Taliyaha Qaybta 21-aad ee xoogga dalka Maxamed Cadoow Cali (Sanka) ayaa maanta kormeer ku gaarey ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan Degmada Baxdo ee...

Digniin culus oo loo diray Hay’adaha ka howlgalla gobolka Hiiraan

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ka hadlay fatahadaha Wabiga Shabeelle uu ka gestay degaannada Gobolkaas iyo sidii looga horetgi lahaa si...

Mareykanka oo ku dhawaaqay Go’aan ka dhan ah Itoobiya

0
Mareykanka ayaa xayiraado xooggan ku soo rogaya dalka Itoobiya taas oo la xiriirta colaaddii ka dhacday gobolka Tigray ee weli saameynteeda ay taagan tahay. Xayiraaddan...

Qiimo koror ku yimid maciishadda Magaalada Jowhar.

0
Magaalada Jowhar oo isu socodkeeda ay hakiyeen biyaha kasoo fatahay wabiga Shabeelle ayaa sabab u noqday in aysan gaadiid gelin muddo todobaadyo ah, waxaana...

Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka wadatashiga doorashooyinka {AKHRISO}

0
Waxaa Maalintii saddexaad Galaya shirka madasha Wadatashiga Arrimaha doorashooyinka ee u dhaxeeya Madaxda dowladda Soomaaliya, dowlad Goboleedyada iyo guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud...

Ciidamada Haramcad oo sameeyay howlgal gaar ah.

0
Ciidamada Booliska sida gaarka ah u tababaran ee haramancad ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen xaafadaha iyo duleedka...

Xasan Sheekh oo qoraal kasoo saaray xaalada dalka & shirka doorashada

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud sidoo kale kamid ah Xubnaha Midowga Musharixiinta ayaa qoraal gaar ah kasoo saaray xaalada dalka Soomaaliya iyo...

Akhriso’ Qodobada Muhiimka ah ee looga dooday shirka wadatashiga oo maalintii labaad galay

0
Shirka oo maalintii labaad ka socday Teendhada Afisyooni una dhaxeeya dowladda federaalka Soomalaiya iyo madaxda mamaul-goboleedyada ayaa waxaa looga hadlay dhammeystirka Heshiiska 17 September...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...