25.3 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025
Home 2021 May

Monthly Archives: May 2021

Dawlada Sacuudiga oo go’aano ka soo saartay Xajka Sanadkaan

0
Dawlada Boqortooyada Sacuudiga Carabiya ayaa soo saartay amar hor leh oo ku saabsan Xajka sanadkan 2021-ka. Waxay sheegtay in 60,000 oo qof oo...

Shirkii looga hadlayay xalinta khilaafka doorashooyinka oo maalintii labaad ku soo idlaaday Muqdisho

0
Shirkii looga hadlayay arrimaha doorashooyinka oo u dhexeeya dowladda Federaalka 'maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir , ayaa maalintii lagu qabtay xerada ...

Taliyha Ciidanka Booliska oo kulan la qaatay saraakiil ka Tirsan Amisom

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen, Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa la kulmay madaxa Amisom ahna wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha midowga Afrika Ambassador, Francisco...

Ra’iisal wasaare Rooble oo ka mahadceliyay taageerada shacabka iyo siyaasiyiinta ee la xiriirta...

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka mahadceliyay taageerada Shacabka Soomaaliyeed iyo siyaasiyiinta oo ay ku jiraan Midowga Murashaxiintu u muujiyeen dadaallada...

Wararkii Ugu dambeeyay shirar kala duwan oo xalay ka dhacay Muqdisho

0
Madaxweynahamaamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, iyo madaxweynaha maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa Muqdisho kula yeeshay siyaasiyiinta ka soo jeeda degaanada Somaliland Madaxda...

Shirka looga hadlayo arimaha doorashooyinka oo maalintii labaad galay

0
Shirka watashiga Qaran ee looga hadlayo arimaha doorashooyinka ayaa maalintii labad galay Ra’iisul wasaare Rooble oo shirka Gudoomianaya, waxana ka qayb-galaya madaxweynayaasha shantaMaamul...

Folkaano ka qarxay Dalka Congo iyo dad badan oo ka cararay

0
Dawladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo ayaa bilowday qorshe dadka lagaga daad guraynayo magaalada bariga dalkaas ku taal ee Goma oo folkaani weyni ka...

Ganacsade Soomaali ah oo la waayay oo meydkiisii la helay

0
Ehelada nin ganacsade ah oo Soomaali ah oo la waayey 13 bishan, ayaa xaqiijiyey in maydkiisii laga helay meel duur ah oo ku taal...

Ololaha doorashada baarlamaanka iyo goleyaasha deegaanka oo ka bilowday Somaliland

0
Ololaha doorashada baarlamanka iyo goleyaasha deegaanka oo isku sidkan ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay guud ahaan Somaliland. Ololahan oo safmarka Korona awgii loo...

Dhageyso ” Golaha Samata bixinta Awdigil oo soo dhaweeyay shirka ka socda Muqdisho

0
Suldaan Shariif Cali Xasan Ibraahim oo ka Tirsan Golaha Samata bixinta Awdigil ayaa soo dhaweeyay shirka Magaalada Muqdisho uga Furmay Dawlada Federaalka ‘ Dawlad...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...