26.9 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021 May

Monthly Archives: May 2021

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland  Siciid Cabdulaahi Deni ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho . Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Xubno ka tirsan dowladda...

Meydka Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo maanta la Aasay+Sawiro Daawo

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Garoowe kaga qayb-galay Aaska Qaran ee Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo ka war bixisay Tirada Dadka ka Caafimaaday Cudurka Covid19

0
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in Feyruska Karoona ay ka Caafimaadeen 60 qof oo cusub, taasi...

Xubno ka socday Safaarada Sweden ee Nairobi oo qalab ku wareejiyay Hay’adda Socdaalka iyo...

0
Xubno ka socday Safaaradda Sweden ee Neyroobi.ayaa Waaxda Maareynta iyo Kontoroolka Xuduudahaha ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ku wareejiyay qalabka loo adeegsado baarista dukumiintiyada...

Danjirihii Midowga Afrika ee Xalinta Khilkaafaadka doorashooyinka Soomaliya oo ka Tanaasulay Xilka loo soo...

0
Ergaygii ururka Midowga Afrika u magacaabay Soomaaliya ee dhexdhexaadinta khilaafkaadka siyaasadeed oo ah madaxweynihii hore ee Ghana, John Dramani Mahama, ayaa sheegay in uu...

Israa’iil Falastiin oo Xabad Joojin ka gaaray dagaalka Marinka Gaza

0
Israa'iil iyo Falastiiniyiinta ayaa heshiis xabbad joojin ah ka gaaray dagaalki Qaza ka billowday 11-ka May ee uu ka dhashay qasaara naf iyo maalba...

Dhageyso: Aqoon yahan Fu’aad Bin Caqiil oo ka warramay Xaalada Siyaasadeed ee Dalka

0
Aqoonyahan Fu’aad Bin Caqiil (Alquresyshi) oo ka faalooda Siyaasada Soomaaliya ayaa ka hadlay shirka  Dawlada Federaalka ‘ Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo ka...

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay Amniga iyo Siyaasada Soomaaliland

0
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in shaqaalaha dawladda iyo ciidamadu mamnuuc ka yihiin siyaasadda, xukuumadiisuna ay arrintaas fulinayso. “Shaqaalaha dawladdu hadduu ciidan...

Beesha Caalamka oo Taageertay shirka ka Furmaya Muqdisho

0
beesha caalamka ayaa ka hadashay shir-madaxeedka Dowladda Federaalka Soomaaliya – Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ee ka dhacaya magaalada Muqdisho in...

RW Rooble oo xalay kulan Casha ah la qaatay madax ka tirsan Maamul goboleedyada

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan casho sharaf ah la qaatay Madaxda dowlad-goboleedyada Galmudug, Jubaland iyo Koofurgalbeed oo Muqdisho soo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...