Monthly Archives: July 2021
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo kusii jeeda Garowe
Wefdi heer wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabti ah ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.
Sida wararku sheegayaan...
Wasiir Caadle oo shaaciyey in beelaha Xawaadle iyo Abgaal ay ku dulman yihiin HirShabelle{AKHRISO}
Wasiirka arrimaha gudaha HirShabelle, Maxamed Cali Caadle oo wareysi siiyey Radio Mustaqbal ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan caqabadaha ka dhashay dhismaha HirShabelle oo ugu...
Kiisaska cudurka Karoonaha ee Kenya oo cirka isku shareeray iyo Xayiraado cusub oo lagu...
Wasiirka Caafimaadka ee Kenya Mutahi Kagwe ayaa sheegay shalay oo Jimca ah in dowladda Kenya ay joojisay dhamaan kulamaddii ay dadku foor ka foolka...
Booliska Kenya oo weeraray goob ganacsi uu lahaa muwaadin Soomaaliyeed
Booliiska degmada Moroto ayaa xoog ku galay goob lagu kaydiyo Sonkorta oo ku taal xadka Uganda iyo Kenya waxayna qabteen in ka badan 250...
Beesha Caalamka oo soo saartay baaq cusub kana hadashay doorashadii Jubbaland
Saaxiibbada Caalamku waxay soo dhaweeyeen horumarka laga sameeyay hirgelinta Heshiiskii 27-kii May oo ay wada saxiixeen Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha Dowladaha...
MINST FEM DREPT I ANGREP MOT FOTBALLBUSS I SOMALIA.
Kismaayo:-Minst fem mennesker er drept og flere såret i et angrep i Somalia mot en minibuss med fotballspillere som var på vei for å...
Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay Qaraxii maanta lala beegsaday kooxda kubada Cagta JCCI
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Jubbaland, gaar ahaan bahda ciyaaraha geerida...
faafaahin:Qarax ka dhacay Kismaayo iyo khasaare ka dhashay
Magaalada Kismaayo waxaa goordhaw qarax lagula eegtay gaari Bus ah oo ay la socdeen cayaartoyda kooxda JCCI ee Kismaayo ka dhisan.
Sidda ay xaqiijiyeen ilo...
Maalintii saddexaad ee tababarka habka tebinta wararka xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya.{SAWIRO}
Xuquuqda carruurta, habka baarista iyo tebinta denbiyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha, kaalinta suxufiyiinta ee ku aaddan soo bandhigista tacadiyada xuquuqda aadanaha iyo inay...
Dowladda oo soo bandhigtay Saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab oo isa-soo dhiibay
Saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa la sheegay inay isku soo dhiibeen ciidanka dowladda ee howl-galada kawada Aaga u dhexeeya Guriceel iyo ceelbuur, ee gobolka...