25.7 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2021 July

Monthly Archives: July 2021

Guudlaawe oo xildhibaanada Hiiraan u sheegay inuusan wax ka qaban karin qorshaha Villa Somalia

0
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, siyaasiin reer Hiiraan ah oo uu qeyb ka yahay taliyihii hore ee NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe, ayaa...

Howlgal dad lagu qabqabtay oo laga sameeyay Magaalada Gaalkacyo

0
Howlgalkaan oo ay si wadajir ah u hoggaaminayeen Taliye ku xigeenka Qeybta Booliiska Gobolka Mudug Gaashaanle Maxamed Mire iyo Taliyaha Saldhigga Degmada Gaalkacyo Kaptan...

Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay rabashadaha ka socda Koonfur Afrika

0
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay walaac xoogan ka muujisay banaanbaxyada & rabashadaha ka socda Magaalooyin ka tirsan Koonfur Afrika, kuwaas oo...

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Baay oo xilka loo dhaariyay

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo kaga qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Gudoomiyaha Cusub Maamulka Gobolka Baay. Mudane Cumar Balash...

Booliska Dhuusamareeb oo soo bandhigay Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab

0
Dagaalame ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa la sheegay in uu iskudhiibey ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb, kaddib markii uu xiriiro lasoo sameeyay...

Wariye lagu xiray Magaalada Dhuusamareeb

0
Ciidamada Booliska Caasimadda Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta Barqadii waxaa ay xireen  Wariye Farxaan Axmed Cabdi (Fiicane) oo kamid ah Wariyeyaasha degaannada Galmudug. Wariyaha...

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay rag lagu helay Burcadnimo

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay xukuno kala duwan ku riday Rag lagu helay inay si farsameeysan...

Wararkii ugu dambeeyay Banaanbaxyada rabshadaha wata ee Koonfur Afrika

0
  Banaanbaxyo rabshado wata ayaa kusii baahaya dalka Koonfur Afrika, kaa oo lagu dalbanaya sii deynta Madaxweynihii hore Jecob Zuma oo maalintii 5 aad xabsi...

Daawo: Hooyo raadineysa gabadheeda oo ay sheegtay in ay ka haysato hay’adda NISA

0
Hooyo Qaali Maxamuud Guhaad ayaa sheegtay in gabadheeda Ikraan Dr. Tahliil Faarax muddo 16 maalmood ah la la’yahay ayna ku tuhemyso hay’adda nabad-sugidda iyo...

Puntland oo faah faahisay howlgallo ka dhan ahaa Al-Shabaab & Daacish

0
  Taliska Ciidanka Difaaca ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa faah faahin guud ka bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada Puntland ka sameeyeen degaano ka tirsan...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...