Monthly Archives: December 2021
Shiinaha oo Dowladda Somaliya ugu deeqay tallaalka COVID-19
hiinaha ayaa maanta Dowladda Somaliya ugu deeqay shan boqol oo kun oo doos, oo ah tallaalka nooca Sinopharm oo Shiinuhu farsameeyo.
Diyaarad siday tallaalka COVID-19...
Ciidamo Tababar Loo Qaaday Oo Maanta Laga Sagootiyay Garoonka Magaalada Muqdisho
Waxaa saaka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ka dhoofay Cutubyo ka tirsan Ururka 10-aad ee Kummaandooska Gor-gor oo tababar...
Al Shabaab oo weerar jidgal ah ku dilay Askar Kenyaan ah.
Wararka ka imaanaya magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab ay weerar jidgal ah ku dileen...
Tirinta Codadka Doorashada Madaxtinimo Oo Ka Socota Dalka Gambia
Waxaa dalka Gambia ka socota tirinta codadka doorashada madaxtinimo ee ugu horeysay tan iyo markii hogaamiyihii hore Yahya Jammeh uu dalka ka cararay ku...
Guddiga Doorashada Ee Heer Federaal Wax Kama Jiraan Ka Dhigay Doorashadii Kuraasta HOP154 Iyo...
War saxaafadeed ay soo saareen Guddiga Doorashada ee Heer Federaal ee FEIT ayaa waxaa go’aan ay ka qaateen doorashada kuraasta HOP154 iyo HOP103.
Guddigu waxaa...
RW Rooble Oo War Kasoo Saaray Go’aankii Lagu Laalay Doorashadii Kuraasta HOP154 Iyo HOP103
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay go’aanka ka soo baxay Guddiga Doorashada ee Heer Federaal kuwaas oo ay dib...





















