Home 2021
Yearly Archives: 2021
AMISOM oo bilaawday baarista duqeymaha Kenya ka geysatay Gobolka Gedo
Bayaan ka soo baxay howlaglka Midowga Afrika ee AIMSOM ayaa lagu shaaciyey in AMISOM iyadoo ka jawaabeysa bayaankii ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda...
Ciidamo la kala dhex-dhigay maleeshiyaad dagaalamay
Ciidamada Amaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa ku guuleystay inay kala dhex-galaan laba maleeshiyo beeleed oo saacadihii la soo dhaafay...
Duqeyn lagu dilay 17 Ruux oo Shacab ah
Gantaal Balaastik ah oo ay Kooxda Xuutiyiinta ku duqeeyeeb magaallo ay haystaan Ciiddanka Dowladda Yeman ayaa waxa ku dhintay ugu yaraan 17 qof oo...
Taliyaha Ciidamada Asluubta oo gaaray Gobolka Gedo
Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliyeed Janeraal MahadCabdiraxman Aadan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Dolow ee Gobolka...
Faah faahin:- Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho
Ruux la sheegay in uu isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa waxaa uu isku qarxiyay Goob Suuqa ah oo ku taal meel u dhow...
Turkiga oo gaadiidka gaashaaman ka iibinaya Kenya
Shirkadda Turkiga ee horumarinta Gawaarida Katmerciler ayaa shaacisay inay ka heshay codsi ah iibsashada gawaarida gaashaaman dowlada Kenya.
Dowlada Kenya ayaa waxa ay dooneysaa inay...
Al-Shabaab oo shaacisay inay dib ula wareegtay deegaano ku yaalla Sh/Dhexe{Akhriso}
Dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay markale dib ula wareegeen deegaanadii ay dhowaan ka qabsadeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku...
AMISOM oo ku dhawaaqday howlgal laga fulinayo degaannada Jubbaland
Abaanduulaha Qeybta Ciidamada Kenya ee ka howlgalla Soomaaliya ee qeybta ka ah AMISOM Brigadier Jeff Nyagah ayaa booqday Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee...
Ururka Taliban ee dalka Afghanistan oo qabsaday degmadii todobaad
Taliban ayaa jimcihii qabsatay degmo ku taal koofurta waddanka Afghanistan, iyada oo aan wax iska caabin ah kala kulmin ciidanka ammaanka ee dowladda Afghanistan,...
Somaliland oo Amarro ku rogtay Mudanayaasha guuleystay.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaland Maxamed Kaahin Axmed ayaa marka hire u mahad celiyay ,Guddiga doorashooyinka, Musharixiinta, Golaha Wakiilada iyo degaanka iyo Xukuumadda oo...