Home 2021
Yearly Archives: 2021
Dagaal Beeleed ka dhacay Gobolka Galgaduud & faah faahin laga helayo
Wararka naga soo gaaraya Deegaano u dhow Deegaanka Baxdo Gaabo Ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu dagaal culus oo...
Facebook oo xukun laba sano ah ku ridday Donald Trump
Shirkadda Facebook ayaa ku dhowaaqday inay Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ka mamnuucday isticmaalka shabakaddan muddo laba sano.
Facebook ayaa madaxweyne Trump ku eedeysay...
Fiisaha Dahabiga ah: Imaaraatka oo Sanjay Dutt siiyay abaalmarin cajiib ah
Jilaaga caanka ah ee Bollywood, Sanjay Dutt, wuxuu dowladda Imaaraatka Carabta uga mahadceliyay in ay siisay dal ku gal (visa) dahabi ah.
Jilaagan ayaa bogaggiisa...
Ra’iisal Wasaare Rooble oo ka Taxsiyadeeyay geerida gaashaanle Maxamed Cabdiwahaab
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi udiray ehelkii uu ka baxay Gaashaanle Maxamed Cabdiwahaab oo ahaa Taliyahii Ururka 6aad ee Kumaandooska...
Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo Faah Faahiyay dagaal ka dhacay Bariga magaalada Jowhar
Afhayeenka ciidanka Xoogga dalka Kornayl Cali Xaashi ayaa sheegay inay ku dileen in ka badan 70 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, isla markaana ay...
Madaxweynaha Puntland Saciid Dani “Marxalad adag ayuu marayaa Dalka Wali”
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Qado Sharaf Maamulka Gobolka Karkaar uu beerta nasashada ee Ceel-harre ugu sameeyey Madaxweynaha iyo...
Soomaaliya oo qarka u saaran inay lumiso codkeeda Qaramada Midoobay {AKHRISO}
Dowlada Soomaaliya ayaa ka mid ah saddex dal oo la sheegay inay weyn doonaan xuquuqdooda codbixinta sababo la xiriira bixinta qaaraanka qoondadooda miisaaniyada UN-ka.
Soomaaliya...
10 qof oo lagu dilay dagaal ka dhacay waddanka Masar
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyooday dagaal beeleed ka dhacay tuulo ku taal waddanka Masar, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha amniga oo gaaray goobta...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan Magaalada Jowhar
Waxaa lagu wadaa Maanta in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo inay gaaraan magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle.
Shalay waxaa...
Duqeyn ka dhacay Gobolka Gedo & khasaaro ka dhashay
Diyaarado la sheegay inay leedahay Dowladda Kenya ayaa waxaa ay xalay saqdii dhexe duqeymo dhinaca cirka ah ka bilabeen dhowr degaan oo ku yaal...