Home 2021
Yearly Archives: 2021
Madaxweynaha Hirshabelle oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Jowhar
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa goor dhow dib ugu laabtay Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Cali Cabdulaahi Xuseen Cali Guudlaawe...
Xildhibaanada Jubbaland oo ansixiyay Golaha Wasiirada cusub ee Jubbaland
Kulan ay maanta yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa lagu ansixiyay Golaha wasiirada Cusub ee uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxaemd Islaam.
Kulanka...
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Madaxweynihii hore ee dalka Sierra Leone
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta kulan gaar ah ku qaabilay madaxweynihii hore ee dalka Sierra Leone Mr. Ernest Bai Koroma oo...
Midowga Musharixiinta oo kulan gaar ah yeeshay
Waxaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay mid kamid ah hoteelada ku yaal magaalada Muqdisho qaar kamid ahoggaanka ugu sareeya Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha.
Kulanka...
Madaxweynaha Puntland oo amar ka soo saaray Shilalka Gaadiidka
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay in malmihii la soo dhaafay ay degaannada maamulkaas kusoo bateen shilalka gaari ay ka dhashaan...
Ciidamo la wareegay buundo muhiim ah iyo xiisad culus oo ka taagan Beledweyne{AKHRISO}
Ciidamo ka amar qaato Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda iyo Siyaasadda ee Gobolka Hiiraan Abuukar Maadey ayaa shalay xirtay buundada Liiq Liiqato oo muhiim u...
Wasiirka Gaadiidka dalka Uganda oo ka badbaaday Isku-day Dil
General Edward Katumba Wamaala oo ah Wasiirka Gaadiidka iyo Taliyihii hore ee Ciiddanka Difaaca ee Uganda ayaa lagu dhaawacay weerar lala beegsaday xilli uu...
Dowladda oo sheegtay in dagaalka G/Hiiraan ku dileen Xubno Shabaab ah
Wararbdheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxsyaan dagaal culus oo Ciidamada dowladda iyo ka tirsan Ururka Al-Shabaab Maanta ku dhexmaray degaano u dhaxeeya degmooyinka...
DF oo waqti kooban u qabatay Jaamacadaha dalka qaarkood
Qoraal war-gelin ah oo mar kale ka soo baxay Guddiga Qaranka Tacliinta Sare ee wasaaradda waxbarashada dowladda federaalka ayaa loogu yeeray qaar ka mid...
Farmaajo iyo madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo uu khilaaf soo kala dhaxgalay iyo mooshin la...
Sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Madaxtooyada Soomaaliya, waxaa khilaaf soo kala dhaxgalay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne...