Home 2021
Yearly Archives: 2021
Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland oo qaadacay shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo
Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Jubaland, Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed, oo maanta ka qeyb galay barnaamijka doodda Jimcada ayaa caddeeyay in dhankooda aysan qorshaha ugu...
Golaha Shacabka oo maanta ka laabanaya muddo kordhintii Hay’addaha dowladda.
Guddoonka Golaha Shacabka ee muddo xileedkiiso dhamaaday ayaa maanta lagu waddaa in uu shir gudoomiyo kulan uu ku hortagi doono Madaxweyne Farmaajo kaasoo looga...
Madaxweynaha Jubbaland oo Farriin u diray dhaqaatiirta ku howlan ka hortagga COVID19.
Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa munaasabada 1-da May oo ah maalinta Shaqaalaha adduunka, waxaa uu ugu hambalyeeyay shaqaalaha Jubaland .
“ Waxaan...
Mareykanka oo mamnuuci doona dadka ka imaanaya Hindiya
Maraykanka ayaa xaddidi doona dadka ka imanaya Hindiya laga bilaabo Maajo 4, Aqalka Cad ayaa sheegay Jimcihii, isaga oo ku sababeeyay kor u kaca...
Ciidanka Danab oo Hawlgal ku bur buriyay Baabuur laga soo buuxiyay walxaha qarxa
Ciidanka Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-shabaab ka Sameeyay Deegaanka Jilib Marka oo ka tisan gobolka Shabeellada hoose.
howlgalka ayaa lagu bur...
Libaax Qof Dumar ah ku dhaawacay Magaalada Hargeysa
magaalada Hargeisa xalay Fiidkii waxaa ka baxsaday Libaax uu Xanaaneeyo Cali Maxamed Waran Cadde, Waxaana uu dhaawacay Haweenay kasoo jeeda Qoomiyadda Oromada.
Qof ka mid...
Maraykanka o Kenya ka hor istaagaya in ay xirto Xeryaha Qaxootiga
Qoraal ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Washington ay Kenya ka caawiso sidii ay u sii wadi...
In kabadan 40 Ruux oo ku dhimatay musiibo ka dhacday xaflad diini ah
Tobanaan qof ayaa ku dhintay isbuurasho xaflad diimeed ka dhacday waqooyi bari Israa'iil.
Adeegga gurmadka degdegga ah ee Israa'iil ee Magen David Adom (MDA) ayaa...
Uk oo ku baaqday in si de deg ah lagu qabto doorashooyinka Soomaaliya
Dowladda UK ayaa ku baaqday in sida ugu dhakhsaha badan Soomaaliya looga qabto doorashooyin heshiis lagu yahay, si loo xaqiijiyo ammaanka, xasilloonida dalka.
War Qoraal...
Dhageyso: Gudoomiyaha Degmada Baraawe oo isku day dil ka badbaaday
Guddoomiyaha degmada Baraawe Cumar Sheekh Cabdi Shafaana ayaa sheegay in uu ka badbaaday iskuday dil, waxaana dhacdadan ku geeriyooday qof rayid ah iyo mid...