25 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Kenya oo shaacisay in ay xireyso Xeryaha Qaxootiga dalkeeda

0
Kenya ayaa sheegtay inay si rasmi ah ugu gudbisay hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR inay xiri doonto xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab...

Golaha Degaanka Degmada Waajid ee gobolka bakool oo doortay Gudoomiye iyo ku xigeenkiisa

0
Gollaha Deegaanka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa Guddoomiye waxana ay u doorteen  Maxamed Macalin Yuusuf, halka Guddoomiye Ku-xigeena ay u doorteen Mukhtaar Maxamed,...

Fanaanada Caanka ah Luul Jeylaani oo beenisay in ay geeriyootay

0
Fannaanada Caanka ka ah Luul Jeylaani oo ku nool dalka Mareykanka ayaa beenisay warar laga faafiyay ee ah in ay geeriyootay Luul Jeylaani oo ku...

Kismaayo oo laga daahfuray qorshaha horumarinta Jubbaland

0
Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aaden ayaa magaalada Kismayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ka daah furey qorshaha...

Odowaa: Golaha Shacabku ma wuxuu noqday albaab furihiisa Farmaajo heysto?{AKHRISO}

0
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya, haatana ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo u warramay warbaahinta ayaa ka hadlay...

Sheekh Shariif oo dib ugu soo laabtay Muqdisho.

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maalmihii la so dhaafay safar ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa Maanta waxa uu dib ugu...

Shir laga yeeshay Amniga Gobolka Bari

0
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud  ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka ciidanka  amniga Gobolka kaas oo lagu qabtay Xafiska Taliyaha Qeybta...

Shil geystay khasaaro dhimasho & dhaawac ah oo ka dhacay Kenya

0
Shilka oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyo burbur hantiyadeed ayaa waxaa uu ka dhacay ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta gar ahaan...

Maraykanka oo ku baaqay in la tirtiro Hindise sharciyeedka muddo kordhinta

0
Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa loogu  baaqay Madaxweyne Farmaajo iyo Golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya  inay si deg deg ah uga...

Madaxweynaha Somaliland iyo Hogaamioyaha Xisbiga UCID oo a hadlay dagaalkii dhawaan ka dhacay Muqdisho

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa markii u horeysay ka hadlay dhacdooyinkii u dambeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo looga soo horjeeday muddo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...