Home 2021
Yearly Archives: 2021
Gudoomiye Mursal oo beeniyay in RW Rooble xil ka qaadis lagu sameynaayo
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegaya in baarlamaanku qorsheynayo xilka qaadis uu ku sameeyo Ra’iisul Wasaare Rooble.
War-saxaafadeed ka soo baxay...
Kulan Amniga looga hadlayay oo xalay lagu qabtay Muqdisho
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle iyo xubno ka tirsan Midowga Musharaxiinta ayaa xalay kulan ku yeeshay Muqdisho.
kulanka ayaa la sheegay...
Wasiir Dhabancad oo Xoghaye Cusub magacaabay Degmada Gaalkacyo
Wasiirka Arrimaha gudaha ee maamulka Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa xoghaye cusub u magacaabay degmada Gaalkacyo.
Wasiirka arimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa xoghayaha...
Puntland oo Baaq u dirtay Beesha Caalamka
Maamulka Puntland ayaa ku baaqday in Beesha Caalamku diyaariso shir ku saabsan Arrima doorashooyinka Soomaaliya, oo laysugu keenaayo dhinacyada siyaasadd dalka.
War qoraal ah oo...
Urur Goboleedka IGAD oo soo dhaweeyay wada hadalada khilaafka ka jiray doorashooyin Soomaaliya
Urur Goboleedka IGAD soo dhaweeyay go’aanadii kasoo baxay madaxda qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ee ahaa in dalka ay ka dhacdo doorasho saldhigeedu...
RW Rooble oo ugu baaqay shacabka in ay guryahooda dib ugu soo laabtaan
Ra’iisul wasaarah Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay Shacabka Somaaliyeed inay Guryahooda dib ugu soo laabtaan.
” Waxaan ugu baaqayaa dadkii ku barakacay qalalaasihii...
War-murtiyeed: Xisbiga Amniga iyo Cadaaladda oo soo dhaweeyay go’aankii Galmudug iyo Hirshabeelle
Xizbiga Amniga iyo Cadaalada Waxa uu si weyn usoo Dhaweynayaa Go’aanka iyo warka wadajirka ah ee ay soo saareen Dowladaha Galmudug iyo Hirshabelle oo...
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerarkii qaraxa
Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in la fashiliyay gaari walxaha qarxa ay ka soo buuxiyeen Al-Shabaab, kaas oo ay doonayeen in ay gudaha...
Suxufiyiin u dhashay dalka Spain oo la dilay
Labo Saxafi oo u dhashay dalka Spain iyo Nin u dhashay dalka Ireland oo u ololeeya Duur-joogta ayaa lagu dilay weerar Jidgal oo xalay...
Wararkii ugu dambeeyay qaraxa ka dhacay Muqdisho
Qaraxa oo ahaa mid loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa waxaa lagu dhuftay albaabka hore ee Xerada Asluubta oo u dhaw...