26.1 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

War Saxaafadeed :Gudigii la kala diray doorashooyinka Heer Federaal oo soo dhaweeyay in lagu...

0
Guddiyada Hergelinta Doorashooyinku wuxuu soo dhoweynayaa go’aamada maanta ay gaareen maamulada Hirshabeelle, Galmudug iyo Raysalwasaaraha xukuumadda Federalka Soomaaliya ee ay ku gaareen in dib...

Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan sheekh oo fariin u diray Ciidamada Qaranka

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka ‘  khilaafka doorashada  iyo dhaqdhaqaaqyada Ciidan eek a jira...

Gudoomiye Mursal oo kulan deg deg ah isugu yeeray xildhibaanada Golaha shacabka

0
Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa iclaamiyay kulan  gaar ah oo maalinta Sabtida ay yeelanayaan Xildhibaannada Golaha shacabka baarlamaanka...

Qoor Qoor oo Faah Faahiyay Sababta Isaga iyo Cali Guudlaawec ay Muddo kororsiga u...

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa ka hadlay go’aankii ay Galmudug iyo HirShabeelle ay ku diideen mudo kororsigii loo sameeyey hey’adaha dowladda...

Maraykanka oo soo dhaweeyay go,aanka looga noqday Muddo kororsiga

0
Safaaradda Maraykanka ee  Soomaaliya ayaa soo dhaweeysay go’aanka madaxweynayaasha maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle  ay kaga soo horjeesteen muddo korodhsiga, ayna taageereen heshiiskii 17-kii September. War...

Akhriso : Nuxurka Khudbada Madaxweyne Farmaajo iyo waxa ku kalifay in uu ka Tanaasulo...

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay si toos ah ula hadlay Shacabka Soomaaliyeed ayaa kala hadlay warbaahinta walaac xooggan ee ay ka qabeen...

Dhageyso” Aqoonyahan Madaxweyne Farmaajo ku Eedeeyay Weerarkii lagu qaaday Hoyga Madaxweyne Xasan sheekh

0
Parfesor  Fu’aad Bin Caqiil Alqureyshi oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden ayaa ku Eedeeyay Madaxweynaha Muddo xileedkiisa uu dhammaaday...

Wasiir Xundubeey” Xaalada amniga waxa ay gaartay heer aanan gacmaha laga laaban karin”

0
Wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale oo shir jaraa’id qabtay, kaas oo kaga hadlay rabshadihii ka dhacay Muqdisho, waxaana uu sicad u sheegay in...

Dadka ka barakacaya degmooyinka Gobolka Banaadir oo kordhay

0
Dad horleh ayaa ka barakacay Xaafado ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir, kuwaas oo ka  cabsi qaba inay dushooda ku dagaalamaan Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo...

Antonio Guterres ” Soomaalida waa inay wada-hadallada dib ugu laabtaan”

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay inuu ka walaacasanyahay xaaladda Soomaaliya, kaddib dagaalladdii Axaddii ka dillaacay magaalada Muqdisho. War-murtiyeed ka soo baxay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...