25.7 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Dagaal ka bilaawday degaan uu dil ka dhacay

0
Dagaalka oo ah mid xoogan una dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed ayaa waxaa uu ka socdaa deeganka Garasle oo hoosyimaada Degmada Shilaabo ee dowlada Deeganka...

Beesha Caalamka oo si kulul uga hadashay rabshadaha ka dhacay Muqdisho

0
Warsaxaafadeed kasoo baxay Beesha Caalamka auaa waxaa looga jadlay rashadihii ka dhacay Muqdisho iyo xaaladaha ka taagan Qoraalka Beesha  aalamka auaa waxaa lagu cambaareeyay dagaalkii...

Dhageyso: Salaadiinta Koofur galbeed oo ku baaqay in la joojiyo Colaada ka jirta ...

0
Suldaan Shariif Cali Xasan Ibraahim oo ka mid ah wax garadka Koofur galbeed ee ku  sugan Magaalada Muqdisho ayaa baaq ka soo saaray  colaada...

Dhgaeyso :Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo baaq ka soo saaray Colaada ka jirta Muqdisho

0
Ugaas Mahad  Ugaas Maxamed oo ka mid ah Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa  ka hadlay colaada ka Tagaan Magaalada Muqdisho Ugaas Mahad ayaa Ugu baaqay...

dibad bax looga soo horjeedo Madaxweyne Farmaajo oo xalay ka dhacay Muqdisho

0
Dibad baxa  ay sameeyeen dad Shacab ayaa xalay ka dhacay Xaafado ka tirsan degmooyionka Gobolka Banaadir, dibad baxaas oo looga soo horjeeday  horjeeday Madaxweynaha...

Maraykanka oo u Hanjabay dhinacyada isku khilaafsan siyaasaa Soomaaliya

0
Mareykanka ayaa shaaciyay  in uu ka walaacsan yahay isku dhacyadii maalin ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho. Dawlada Mareykanka  ugu baaqday dhinacyada isku haya siyaasadda...

Ciidamada Mucaaradka oo ka guuray Farsisinkii ay ku lahaayeen Madaxtooyada Cabdiqaasim ee degmada Hodan

0
Ciidamadii ka soo horjeeday Muddo kordhinta Dawlada  Islamarkaana   ilaalo u ahaa Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur,  Taliyihii hore Booliska gobolka Banaadir Saadaq Joon iyo Yuusuf Indhacadde...

RW Rooble oo ku baaqay shir Deg Deg ah si loo joojiyo colaada ka...

0
Ra’iisul Wasaaraha  xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya , Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku baaqay  in shir deg deg ah la isu’gu yimaado, si xabbad-joojin looga hirgeliyo...

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo ka digay in la baalmaro Dastuurka KMG ah

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa uga digay hay’adaha dowladda iyo cid kasta oo soo xiganaysa nidaamka sharci-dejinta dalka, hadallada ama qoraallada ka...

UNHCR oo ka hadashay go’aankii ay Kenya ku xireysay xeryaha qaxootiga

0
Masuul sare oo hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay ka tirsan ayaa sheegay in dowladda Kenya aysan xiri doonin xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...