24.6 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Dawlada Jabuuti oo ka jawaabtay Eedeeyntii dawlada Soomaaliya

0
Dowladda Jabuuti ayaa ka jawaabaty eedayn ay dhawaan dolwadda federaalka Soomaaliya u jeedisay taas oo la xirirtay in Jabuuti ay galaangal ku lahed bayaankii...

Faah Faahino ka soo baxaya dagaaladii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Dagaal Culus  ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ,dagaalka ayaa markii hore ka bilowday  Nawaaxyiga  madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim, halkaas oo uu degan yahay...

Ciidanka Amniga Puntland oo Hawlgal ku soo qabtay Walxaha Qarxa oo god lagu aasay

0
Ciidamada Puntland, gaar ahaanna Birmadka madaxtooyada, oo saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka magaalada Boosaaso, ayaa gacanta ku dhigay kaydkii Qaraxyada...

Wasiir Xundubeey oo beeniyay in la wareeray Hoyga Madaxweyne Xasan Sheekh

0
Wasiirka Amniga Xukuumadda Xilgaarsiinta  Xasan Xundubey Jimcaale oo ayaa sheegay in ay waxba kama jiraan yihiin wararka sheegaya in Ciidanka dowladda ay weerar ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Wixii dhibaato ah ee ka dhashay dagaalkii laygu soo qaaday...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in gurigiisa ay shalay galab weerar ku soo qaadeen ciidamo ka amar qaata madaxweyne Farmaajo. Qoraal...

Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay xiisaddaha ka taagan Muqdisho

0
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomalaiya Xasan Cali Kheyre ayaa wax aad looga xumaado ku tilmaamay “in markii labaad hoygiisa lagu weeraro madaxweyne Xasan Sheekh...

Farmaajo oo ka qeyb galay dhaarinta Guddiga Madaxa bannaan ee la dagaalaanka musuq maasuqa

0
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo goobjoog u ahaa Munaasabadda Dhaarinta Guddiga Madaxa Bannaan ee la Dagaallanka Musuqmaasuqa ayaa tilmaamay...

Dhageyso : Dr Xasan sheekh Cali 7 qodob oo ayay ku guuldareysatay...

0
Dr Xasan sheekh Cali  oo ka mid ah Aqoonyahanada Somaaliyed ee ku  nool Magaalada Muqdisho ayaa shaaca a qaaday in dawlada Madaxweyne farmaajo ee...

Deg Deg :Ciidamo ka Tirsan Midowga Musharixiinta Mucaaradka oo la wareegay isgoysyada qaar...

0
Ciidamo ka Tirsan Militariga Soomaaliya oo ka gadooday dawlada Federaalka ayaa la wareegay  gacan ku haynta isgoysyada fagax Sanca iyo Beexaani halkaas oo laga...

Rasaas laga maqlay Xaafado ka tirsan Muqdisho & barakac bilaawday

0
Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida Soomaaliya iho kuwa Millateriga ee Maanta la wareegay Isgoyska Fagax ayaa waxaa uu dagaal ku dhexmaray Isgoyska Sanca ee...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...