Home 2021
Yearly Archives: 2021
Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo bilowday dhageysiga dacwada Kiiskii dilka ahaa ee Marxuum...
Magaalada Muqdisho waxa maanta ka bilaabatay dhagaysiga dacwad ka dhan ah saraakiil iyo askar ka tirsan booliska Soomaaliya oo ku eedeysan dilkii sanadkan bilowgisii...
Maraykanka oo Ergay Cusub u soo magacaabay geeska Afrika
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa u magacaabay Jeffrey Feltman, inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika.
Blinken ayaa qoraal...
Waa Maxay go’aanka dawlada Soomaaliya ay ka diiday Midowga Afrika?
Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdifitaax Qaasim, ayaa sumcad-dil ku tilmaamay go’aanka Midowga Afrika ee ku aaddan in lala socdo dhaqdhaqaaqa ciidamada Soomaaliya, inta...
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo wadahadal Ugu baaqay dhinacyada Soomaalida
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa muujiyay sida ay uga walaacsan yihiin jahwareerka siyaasadeed iyo khilaafka u dhexeeya hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya ee ku aaddan...
Jabuuti oo u Jawaabtay Dawlada Soomaaliya
Wasiirka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Dalka Jamhuuriyada Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaleh ayaa shaaca ka qaaday inay aad uga niyad jabeen ugana xun yihiin in wasiir...
Taliska maraykanka ee Afrikom oo ka hadlay saameynta Alshabaab ay ku lee...
Taliyaha Ciidanka maraykanka ee AFRICOM General Steph Townsend ayaa khamiistii u sheegay golaha Senete-ka Mareykanka in welwelka ugu badan ee haatan ka jira Soomaaliya...
Dad Muhaajiriin ah oo dooni ay kula qalibantay badda Mediterraneanka
Hay’adda IOM ayaa sheegtay in ugu yaraan 100 qof ay ku dhinteen badda Mediterranean ,ka dib markii ay degtay doon yar oo sidday dad...
Roobab ka da’ay degaano ka Tirsan Gobolka Nugaal
Roobab, ayaa ka da’ay degaannada Gobolka Nugaal, oo abaar iyo kulayl ka jiray.
Roobabka ayaa ka da’ay Hawdka Gobolka Nugaal, islamarkaana dhinaca koonfurta kaga beegan...
Maraykanka oo taageeray Go’aanka Midowga Afrika uu kaga horyimid muddo kordhinta
Maraykanka, ayaa taageertay go’aankii Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika uu kaga horyimid muddo kordhinta loo sameeyay Golayaasha dowladda Federaalka Soomaaliya.
Qoraal ka soo baxay...
Kulan looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hay’adaha amniga ayaa faray in la dardargeliyo sugidda amniga Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dhegaystay...