Home 2021
Yearly Archives: 2021
RW Rooble oo shaaciyay in aan la Aqbali karin wixii ka dhacay garoonka diyaaradaha...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali karin dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde....
Shaqaaqad gacan ka hadal sababtay oo ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho
Warara ka imaanaya garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta Halkaas ay ka dhacday gacan qaad u dhexeysay ciidamo...
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo soo iibsaday Baabuur dagaal iyo Hub tiro badan
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa iibsaday baabuur dagaal iyo hub badan oo uu isku difaaco marka la soo weeraro
Ilo wareed...
Dhaqtar Caan ahaa oo lagu dilay Magaalada Muqdisho
Wararka ka imaaaya xaafada Albaraka ee degmada Hodan ayaa sheegaya Kooxo hubeysan ay xaafadaasi ku dileen Dr Xasan Cismaan Ciise oo loo yaqaanay Dr....
Madaxweyne Putin oo ku goodiyay in dalkiisa uu ciqaabi doono cidkasta oo ku soo...
Madaxweynaha dalka Ruushka, Vladimir Putin, ayaa waxa uu ka digay inuu si degdeg ah oo adag u wajihi doono dalkasta ee ku soo xadgudba...
Midowga Afrika oo ka shiraya xaalada siyaasadeed ee dalka
Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga ee Afrika ayaa maanta shiraya xaaladda Soomaliya ka dib codsigii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kaas oo ahaa in...
Puntland oo markale diiday Muddo kordhinta Hay’addaha Dawlada Federaalka loo sameeyay
Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in aysan aqoonsanayn go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya muddada ugu kordhiyay hay’adaha Federaalka ee waqtigooda uu dhammaaday.
Maamulka Puntland ayaa sheegay...
Duqaymo ay ka qayb qaateen diyaarado dagaal oo ka dhacay shabeelaha Hoose
Maamulka gobolka Shabeellada Hoose ee Soomaaliya ayaa sheegay in dhawr iyo toban ka tirsan dagaalyahannada Al-Shabaab lagu dilay weerar xaga cirka ah oo lagu...
Faah Faahino ka soo baxaya Hoobiyaal ku soo dhacay xaafado ku yaala Muqdisho
Ilaa 4 Hoobiye ayaa lagu tiiray xaruunta madaxtooyada Soomaaliya iyo xaafado kale oo ka agdhow
Mid ka mid ah hoobiyaasha ayaa ku soo dhacay gudaha...
Maxkamad Dambi ku heshay Askarigi dilay George Floyd
Xeer-beegti ayaa sarkaal hore oo booliis ahaa ku heshay dambi ah in sannadkii hore uu waddo ku taal Minneapolis ku dilay George Floyd oo...