25.7 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Dhageyso: Odayaasha Dhaqanka Koofur galbeed oo ka digay colaada laga Abaabulayo Muqdisho

0
Malaaq Cali Cabdiraxmaan shiino oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Koofur Galbeed kuna sugan Magaalada Baydhaba ayaa baaq ka soo saaray xiisadaha Colaadeed ee...

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo shir gaar ‘ ah ka yeeshay xaalada Soomaaliya

0
Golaha Amniga Qaramada Midoobay, ayaa ku Taliyay  in dib loogu noqdo  wada-hadalladii u dhexeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ee ka socday...

Gudigii doorashoyinka Heer Federaal iyo Heer Dawlad goboleed oo la kala diray

0
Mahdi Maxamed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa xalay kulan afur ah la yeeshay  Madaxda Guddigii lagu muransanaa ee doorashooyinka heer Federaal...

Sheekh Shariif oo u guuray guri ku yaala Waqooyiga Muqdisho

0
Madaxweynihi hore ee Soomaaliya shariif sheikh Axmed ayaa ka guuray guri uu deganaa oo ku yaalay Agagaarka Garoonka diyaaradaha ee Magaadalada Muqdisho Sheekh shariif sheikh...

Wasiirka Arimaha dibada Soomaaliya oo khadka Telefoonka kula hadlay Dhiggiisa Dalka Tuuniisiya

0
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda xilgaarsiinta  Soomaaliya  Maxamed Cabdirisaaq  Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Tuunis,  Cismaan al-Jarandi. Labada mas’uul  ayaa...

Mahdi Guuleed oo kulan la yeeshay Gudigii Doorashooyinka Heer Federaal

0
R/W  Ku-xigeenka Soomaaliya  Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan afur ah la qaatay  madaxdii guddiyada Doorashooyinka heer federaal iyo heer dawlad goboleed iyo Guddiga Khilaafaadka. Ra’iisul...

Soomaaliya oo kaalin hoose ka gashay ilaalinta Xuquuqda Suxufiyiinta{AKHRISO}

0
Warbixinta sanadlaha ee Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka lahayn ee Reporters without Borders (RSF) ayaa maanta oo Talaado ah la shaaciyey, iyadoo lagu soo bandhigay...

Madaxweynihii dalka Chad oo la dilay

0
Madaxweynaha dhowaan dib loo doortay ee dalka Chad Idriss Deby Itno, oo xukunka hayey in ka badan 30 sano ayaa maanta u geeriyooday dhaawac...

Garoonka Diyaaradaha Beledweyne ee xarunat gobolka hiiraan xirmay.

0
Waxaa maanta gebi ahaan xiran oo aan Shaqeeyneyn Garoonka diyaaradaha Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kadib markii saacadihii la soo dhaafay uu Roob...

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maraykanka oo geeriyooday

0
Walter Mondale oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii Mareykanka xilligii Jimmy Carter ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, sida uu xaqiijiyay afhayeen...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...