Home 2021
Yearly Archives: 2021
Dhageyso: Suldaan Maxamed Cigale oo ka digay Colaada laga Abaabulayo Muqdisho
Suldaan Maxamed Cigale Suldaan Hooleey Dr. Macriifi oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in la joojiyo xiisadaha Colaadeed ee la...
Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay khilaafka ka dhex-jira dalalka Afrika
Guddoomiyaha Golaha ammaanka iyo Nabadgalyada ee Midowga Afrika ahna Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata ayaa sheegay inay aad uga walaacsan yihiin khilafka xilligan kajira...
faafaahin:Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho & Mas’uul ku dhintay.
Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay wadada laamiga ah ee Xaafada daaru-Salaam meel u dhow Xoolo-qalka, waxaana...
Xog” Akhriso: Gudoomiye Cumar Filish oo dhawaan isbedel ku sameeyn doona Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka...
Gudoomiyha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud maxamed Cumar Filish ayaa dhawaan lagu wadaa in isbedel uu ku sameeyo Gudomiyhaasha degmooyinka gobolka...
Dawlada Soomaaliya oo ka Tacsiyadeeysay shil tareen oo ka dhacay Dalka Masar
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dowaladda Masar iyo shacabkeeda uga tacsiyeysay dadkii ku dhintay shilkii tareenka ee shalay ka dhacay gobalka al-Qalyuubiya ee waqoogiya dalkaas.
Bayaan...
Xiisad ka dhalatay Dhul Beereed ku yaala Magaalada Kismaayo
Xiisad colaadeed ayaa ka dhalatay markii dhul beereed nawaaxyiga Kismaayo deegaan u weerar ku qaadeen ciidamo ka amar qaata madaxweynaha Jubland , Axmed Maxamed...
Maamulka Puntland oo la wareegay daryeelka laba gabdhoob oo looga tagay garoonka diyaaradaha ee...
Maamulka Puntland ayaa la wareegay Xanaaneynta laba carruur ah oo todobaadyo ka hor haweenay uga dhuumatay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garoowe.
Xafiiska Xuquuqda Aadanaha maamulka ...
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu safar shaqo ku gaaray Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, halkaas oo...
faafaahin:Wariye loo geystay dhaawac culus lagana qaatay Mobilkiisii.
Rag ku hubeysnaa Mindiyo ayaa waxaa la sheegay in xalay ay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ku dhaawaceen Wariye Ficil Burkud oo katirsan...
Hal qof oo Cudurka COVID-19 ugu geeriyooday Magaalada Qardho
Wararka an ka heleyno Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Maamulka Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaasi uu hal RRuux ugu...