Home 2021
Yearly Archives: 2021
Xilliga ay bilaabaneyso Doorashada dalka Suuriya oo la shaaciyay
Suuriya ayaa 26-ka bisha May qaban doonto doorasho madaxtinnimo, sida uu shaaciyay baarlamaanka waddankaas.
Madaxweynaha talada haya, Bashar Al-Asad ayaan la fileyn inuu la kulmo...
Dhageyso: Gudoomiyaha Xisbiga Samo oo ka Tacsiyadeeyay geerida Prof Gaandi
Xisbiga Sinaanta Amaanka iyo midnimo u ololeynta ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Parfesor Gaandi
Allaha u naxariistee ayaa Wadanka Faransiiska ku geeriyooday Prof. Maxamed Cabdi Gaandi...
Sheekh Shariif oo ka Tacsiyadeeyay geerida Parfesor Gaandi
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif sheikh Axmed ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Prf Maxamed Cabdi Gaandi oo ku geeriyooday dalka Faransiiska
Qoraal uu soo dhigay bartiisa...
Somaliland oo Ciidamo kala dhex-dhigtay Maleeshiyad dagaalamay
Waxaa xaalad deganaansho ah laga dareemayaa degaanka Dhabar-Dalool ee degmada Xudub ee gobolka Sool, halkaas oo malmihii la soo dhaafay uu dagaal khasaaro geystay...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo ka Tacsiyadeeyay geerida Korneyl Yaasiin Cabdi Tooxoow
Madaxweynaha HirShabelle, Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe ayaa ka hadlay qarax miino oo shalay gelinkii dambe lagu dilay Korneyl Yaasiin Cabdi Tooxow oo ka tirsanaa...
Diplomaasiyiinta Maraykanka & UK oo lagu amray inay isaga baxaan dalka Chad
Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxay ku amartay Diplomaasiyiinta aan daruuriga ahayn ee ka hawlgala Safaaradooda ku taalla dalka Chad inay isaga soo dhoofaan dalkaasi,...
Midowga Mushariixnta oo diiday Codsi Uga Yimid Madaxweyne Farmaajo
Midowga Murashixiinta Soomaaliya, ayaa diiday Codsi ka yimid Madaxweyne Farmaajo, kaas oo Murashixiinta ka dalbaday in uu la kulmo .
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle, oo...
Dhageyso: Waxgarad ka digay in Colaad laga dhex Abuuro Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool...
Suldaan Shariif Xasan Ibraahim oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa isaga iyo xubno kale Odayaal ah waxaa ay taageereen Muddo kororsiga Golaha shacabka Baarlamaanka...
Booliska Galmudug & Puntland oo howlgal Wadajir ah fuliyay.
Ciidamada Booliiska dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ay ka fuliyeen Howlgallo Wadajir ah oo Amniga lagu...
Maamulka Koonfur Galbeed oo dad horleh u xiray dilkii Carruurta
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay in ilaa lix Ruux ay u xireen dilkii dhawaan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay loogu geystay laba...