25.5 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Waa Maxay Sababta Saadaq Joon uu Gabaad uga dhigtay Aaga shiirkule ee Degmada Hodan?

0
markii xilka laga qaaday taliyihii booliska gobolka Benaadir Saadaq Cumar Xasan Saadaq Joon oo isku dayay in hakiyo kulankii ay Golaha Shacabka muddo kordhinta...

Ururrada Bulshada rayidka oo baaq ka soo saaray khilaafka Muddo kororsiga

0
Ururrada bulshada rayidka ayaa ugu baaqay dhinacyada isku haya siyaasadda in ay xaaladda dejiyaan oo siyaasadda aysan saameyn ku yeelan qabaa'ilka iyo hay'adaha dowliga...

Dagaal Beeleed Mar kale ka dhacay degaano ka Tirsan Gobolka Sool

0
Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in Dagaal Xiisado Beeleedyo  mar kale maanta  dib uga qarxay ceelka Dhabar-dalool, oo koonfur kaga beegan degmada...

Hawlgalka Ciidanka Amisom oo la hoos geeyay wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya

0
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka madaxda Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaaliya ayaa ka qeybgalay Kulan laba maalmood ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho,isla markaana lagu...

Maamulka Madaxweyne Biden oo Cunu qabateyn ku soo rogay Ruushka

0
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay cunaqabateyn cusub oo ka dhan ah Ruushka isagoo ka jawaabaya waxa uu ku sheegay weerarrada dhanka internet-ka iyo falal kale...

Madaxda Maamulada Galmudug iyo Hirsheebele oo ay wehliyeen Madax ka Tirsan Midowga Musharixiinta oo...

0
Xalay Waxaa magaalada Muqdisho shir  ku  yeeshay Madaxweynayaasha maamullaad Galmudug ‘ HirShabeelle iyo Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya. Shirka ayaa  bilawday afurkii kadib ayaa kadhacay  Hooyga...

Akhriso: Saraakiil Xilal laga qaaday iyo kuwo laysku badalay Cabsi dagaal Awgeed

0
Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday talaabo  ay xilalka uga qaaday Taliyaasha saldhigyada Degmooyinka gobolka Banaadir kuwaas oo laga shakiyay in ay xiriir la leeyihiin...

Maxaa looga hadlay kulanka Dhexmaray Danjiraha Ruushka ee Soomaaliya iyo wasiiru dawlaha Arimaha dibada...

0
Wasiiru Dowlaha Wasaarada  Arimaha Dibadda Soomaaliya Belel Cusmaan, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Ruushka  u fadhiya Soomaaliya iyo Jabuuti Ambassador, Michail Golovanov. War Qoraal ah...

Puntland oo Baaq ka soo saartay Colaad ka Taagan degaano ka Tirsan gobolka Sool

0
Maamulka Puntland ayaa xalay baaq nabadeed ka soo saartay, colaad beeleed ka taagan degaanka Dhabar-dalool oo ka tirsan Gobolka Sool. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka  Puntland...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo yeertay lix Nin oo lagu Eedeyay Faafinta Xogaha Amniga Qaranka

0
Warqad ka soo baxday Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa lagu Amray 6 eedeysane oo loo heysto fal dambi oo la xiriirta faafinta xogaha amniga Qaranka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...