Home 2021
Yearly Archives: 2021
Maraykanka oo Safiir Cusub u soo Magacabay Soomaaliya
Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa safiirka cusub Soomaaliya usoo magacaabay Larry André, safiirkan ayaa badali doona Donald Yammamota. Waxa uu ahaa safiirki Maraykanka ufadhiyay...
Dhageyso : Xildhibaan Hore Cabdi Bare Jibriil: Wixii aan hore uga digi jiray ayaa...
Xildhibaan Hore Cabdi Barre Jibriil ayaa wax aan la Aqbali Karin ku tilmaamay muddo kordhintii xildhibaanada Muddo xileedkoodu uu dhammaaday ee Golaha shacabka ay...
Guddoomiye Aqalka Sare oo kasoo horjeestay Go’aankii Golaha Shacabka kuna eedeeyay Mursal
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa sheegay in xeerkii uu Golaha shacabka ee Aqalka Hoose ku ansixiyay muddo kordhinta...
Kenya oo Wadamada Bariga Afriga Uga Hormartay Dhoofinta Dhuxusha
Ururka caalamiga ah ee ka hor tagga fal dambiyeedyada isaga kala goosha waddamada (GI-ATOC) ayaa soo saaray warbixin uu ku sheegayo in Kenya ay...
Xaalada Muqdisho oo degan ka dib Cabsi dagaal oo xalay ka Taagneyd
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa saaka dagan ka dib markii xalay halkaasi laga dareemayay dhaqdhaqaaqyo ciidan.
Waxaa xalay inta badan xirnaa waddooyiinka muhiimka ah ee magaalada...
Mas’uuliyiin lagu xiray Magaalada Dhuusamareeb{AKHRISO}
Ciidamada Booliska Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay xabsiga dhigeen Madaxa Waxbarashada Dhuusamareeb iyo xubno kale oo ka tirsan Bahda...
Madaxweyne Deni oo Sabtida hortagaya Golaha Wakiilada Puntland + Ujeedo Akhriso
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa lagu wadaa in uu Sabtida soo socota hortago Baarlamanka Puntland, si uu warbixin uga siiyo safarkiisi Muqdisho.
Farriin oo...
Daacish oo albaabada isugu dhufatay shirkado ku yaalla suuqa Bakaaraha{warbixin}
Sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta ilo wareedyo kuwa ammaanka ah, ururka Daacish ayaa amray in la xiro goobo ganacsi oo ku yaala Suuqa Bakaaraha...
Dowladda Soomaaliya oo si kulul uga jawaabtay qoraaladii Beesha Caalamka
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowlada Soomaaliya ayaa si adag loogu jawaabay Qoraaladii ka soo yeeray Beesha Calaamka ee looga hadlay Go’aankii...
Xildhibano sheegay in weerar lagu yahay Saadaq Joon kuna baaqay in la difaaco
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa aad baraha bulshada loogu faafinayay in Taliyihii horer ee Booliska Gobolka Banaadir ee dhawaan xilka laga qaaday Saadaq...