Home 2021
Yearly Archives: 2021
Wax ka ogow Soonka!{AKHRISO}
Soonku waa mid kamid ah shanta tiir ee lagu dhisay Diinta Islaamka, waana waajib aan gudushadiisu u baahnanay in qofku leeyhay awood dhaqaale, waa...
Farmaajo oo saxiixay Sharciga muddo kordhinta ee Baarlamaanka ansixiyeen
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay saxiixay Sharciga Gaarka ah ee Jihaynta Doorashooyinka heer Federaal oo Baarlamaanka Soomaaliya dhawaan ansixiyeen.
Xeerrkan ay...
Mareykanka oo shaaciyey tallaabooyinka uu qaadayo kadib muddo kororsigii DF
Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay aad uga niyad jabtay go’aanka ay dowladda federaalka Soomaaliya ku ansixisay sharci...
Mareykanka oo ka horyimid muddo kororsiga ay sameeyeen Golaha Shacabka
Guddiga xiriirka dibadda Aqalka Sare ee waddanka Mareykanka ayaa kasoo horjeestay muddo kororsiga ay Xildhibaannada Shacabka u sameeyeen hay’adaha kala duwan ee dowladda federalka...
Somaliland: Korneyl xukun loogu riday xiriir qoys oo uu la sameeyey Muqdisho {AKHRISO}
Maxkamadda Ciidamdada Millateriga Somaliland ayaa xukun adag ku riday Korneyl Jaamac Doolaal oo ka tirsanaa Saraakiisha Millateriga Somaliland, kadib markii ay la xiriirisay dowladda...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku baaqay feejignaan Amni
Iyada oo la guda galay Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed ( laftaagreen) waxaa uu ka...
Xildhibaan Fiqi oo si cajiib ah uga hadlay go’aanka uu qaatay taliye Saadaq John
Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo sidoo kale Mudane ka tirsan golaha shacabka, ayaa ka hadlay go’aankii uu shalay ku hor-istaagay...
Puntland oo gacanta ku dhigtay Askari dil geystay
Taliyaha Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Warbaahinta u sheegay In Ciidamada Booliska Magalada Bosaaso ay Gacanta ku dhigeen Askari ka tirsan...
Farmaajo oo soo dhaweeyay go’aanka Golaha Shacabka una digay Beesha Caalamka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saareen jiheynta doorashooyinka heer...
Mucaaradka oo war kasoo saaray xil ka qaadista lagu sameeyey Saadaq John
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebook-ga ayaa ka hadlay is-bedalka deg degga ah ee lagu...