25.7 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

RW Rooble oo booqasho ku tegay degmada Awdheegle

0
Raiisul Wasaaraha  Xukuumadda  xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqasho ku jooga Degmadda Awdheegle ee Shabeellaha Hoose. Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

DEG DEG: Golaha Shacabka oo ansixiyey muddo kordhin laba sano ah {AKHRISO}

0
Golaha Shacabka ee baarlamanka Soomaaliya ayaa muddo laba sano ah ku kordhiyey muddo xileedka hay’adaha dowladda federaalka kadib codbixin ay u qaadeen arrintaas. Kordhinta muddo...

Wararkii ugu dambeeyay ee Kulankii Golaha Shacabka.{AKHRISO}

0
Kulankii Golaha Shacabka ee Maanta ayaan weli furmin, waxaana jira Xildhibaanada qaarkood oo goor sii horeysay tegay Xarunta Villa Hargeysa iyo kuwo ka maqan. Waqtigii...

DEG DEG:-Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa  xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John). Wareegto kasoo...

Booliska Soomaaliya & AMISOM oo howlgal ka bilaabay Muqdisho ka hor Bisha Ramadaan

0
Ciidamada Booliska Soomaaliyeed  iyo qeybta Booliska ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa bilaabay howlgalo roondo ah oo lagu xoojinayo amaanka magaalada Muqdisho...

faafaahin:Weerar ka dhacay degmada Balcad & khasaaro ka dhashay.

0
Dagaal ayaa waxaa la sheegay in xalay gudaha degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe uu ku dhex-maray Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka degmada iyo...

Xuska Maalinta Ciidanka Xoogga dalka oo Maanta ku beegan{AKHRISO}

0
Maanta ayaa waxaa ay ku beegan tahay sanad-guuradii 61aad ee Aas-Aaskii Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku beegneyd 960-kii, iyad aoo sanadkii labaad aan...

Shabaab oo qoysas danyar ah ka barakiciyay Berdaale

0
Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa qoysas danyar ah ka barakiciyay deegaano hoos yimaada dagmada Bardaale oo gobolka Baay sida ay sheegeen maamulka dagmadaas. Gudoomiyaha dagmada Bardaale Maxamed...

Sheekh Shariif oo sheegay in Farmaajo doonayo muddo kordhin una digay{AKHRISO}

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha midowga Musharixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Madaxweynaha muddo xieedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...

Golaha Shacabka oo Maanta yeelanaya kulan xasaasi ah

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo Isniin ah inay yeeshaan kulan xasaasi ah, kaas oo dad badan ay sheegeen in...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...