26.1 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

faafaahin:Dil ka dhacay degaan ka tirsan Shabeellaha Dhexe & xiisad ka dhalatay.

0
Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa la sheegay in Wiil Dhalinyaro ahaa oo Shacab ah ay ku dileen degaan lagu Magacaabo Yaanyi oo ku yaal inta...

Rooble oo laamaha Amniga kala hadlay adkeynta Amniga Bisha Ramadaan

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay adkeynta amniga inta lagu jiro bisha Ramadan la qaatay Taliyeyaasha ciidamada kala duwan...

Maxaabiistii lagu wareejiyay dowladda Soomaaliya oo Muqdisho la keenay

0
Magaalada Muqdisho gaar ahaan Garoonka Diyaarada Aaden Cadde waxaa lagu soo Dhaweeyey Maxaabiistii Dowladda Federaalku saakay kala soo wareegtay maamulka Puntland, kuwaas oo gaaraya...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo gaaray

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gelinkii dambe Maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka...

Ciidamo gadoodsan oo xirtay wadooyin muhiim ah

0
Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawishta dowlad goboleedka Galmudug oo gadoodsan ayaa waxaa ay saaka la wareegeen saddex Bara-koontorool ah oo ku yaal Magaalada Gaalkacyo...

Puntland oo dowladda Soomaaliya ku wareejisay Maxaabiis

0
Munaasabad Maanta ka dhacday Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa Dowlad Goboleedka Puntland ay Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya & Maamulka Galmudug...

Sarkaal ka tirsanaa Booliska Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay

0
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Seyybiyaano ee degmada Hodan waxaa ay ku dileen maanta sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliya, iyada oo dilka kadib ay...

faa’iido soonka bisha Ramadan{faallo}

0
Muslimiinta caalamka oo dhan waxay maalmaha soo socda billaabi doonaan soonka bisha barakeysan ee Ramadaan. Waa waajid diini ah oo laga doonayo qof kastoo...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

0
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gudaha dalkaas waxaa ay xalay ku dileen muwaadin Soomaaliyed oo kamid ahaa Soomaalida ku Ganacsada dalkaas, iyaga oo...

Tallaalkii labaad oo Maanta la keenayo Muqdisho & DFS oo la wareegeysa

0
Dowladda Shiinaha ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Axad ah ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejiso 200.000 oo ah talaalka Cudurka Safmareenka ah...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...