27.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Dowladda oo sheegtay in si ku talo-gal ah loo dilay Guddoomiyihii hore ee degmada...

0
Iyada oo shalay Guddigii loo xilsaaray baritaanka dhacdadii lagu dilay Guddoomiyihii degmada Hodan ay wareejiyeen natiijada barotaankoodii ayaa Xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada waxaa ay...

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Magalada Garoowe

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda  Xukuumadda xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal. Wafdiga  oo ay...

Ciidamada dowladda oo sameeyay howlgal Miino baaris ah

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 3-aad qeybta 27-aad Xoogga Dalka ayaa howlgal Amniga lagu xaaqiijinayay waxaa ay Maanta ka sameeyeen wadada u...

Booliiska oo faah faahiyay qaraxii ka dhacay Baydhabo

0
War qoraal ah oo ka soo baxay ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in qaraxa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo oo fuliyay Nin iksu...

Somaliland: “Wasiirka reer Puntland ee leh waxaan qabsaneynaa Laascaanood, xafiiskiisa baa inoo muuqda”

0
Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay sheegashadii dhawaan kasoo yeertay maamulka Puntland, ee ku shaacisay in maamulkooda uu maalmo gudahood gacantooda kusoo celinayaan...

War deg deg ah: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Baydhabo

0
Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu fuliyey ruux isku xiray walxaha qarxa, kaas oo dhex-tegay goob lagu shaaxo ay oo ay ku sugnaayeen...

faafaahin:Askari ka tirsanaa Nabadsugida Jubbaland oo qarax lagu dilay.

0
Askari ka tirsanaa ciidanka Nabadsugida Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa ku geeriyooday qarax loogu xiray gaarigiisa, kaas oo barqadii maanta ka dhacay bartamaha magaalada Kismaayo. Askarigan...

Taliban oo Dishay Sagaal Askari, Kuwa Kalena afduubatay

0
Saraakiisha waddanka Afghanistan ayaa sheegay in dagaalyahanada Taliban ay dileen ugu yaraan sagaal ka tirsan ciidamada amniga, isla markaana af-duubteen 13 xubnood oo kale,...

faafaahin:Qarax ka dhacay Muqdisho.

0
Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Warshada Xeyle Bariise ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaaro...

Amar kasoo baxay Taliska Booliska Magaalada Beledweyne {AKHRISO}

0
Taliska Ciidamada Booliska dowlad Goboleedka  Hir-Shabeelle ayaa  soo saaray Amaro ku socda Gaadiidka kala duwan ee gala iyo kuwa ka baxa Magaalada Baladweyne ee...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...