Home 2021
Yearly Archives: 2021
Dowladdo dib u dejin u sameynaya Qaxootiga laga xirayo Xeryaha Dhadhaab & Kaakuma
Hay’adda UNHCR oggolaatay in ilaa 100,000 oo Qaxooti ku nool Dhadhaab iyo Kaakumo dib loo dejiyo dalal kale, sida Maraykanka, Canada, Ethiopia iyo South...
DG Puntland: “MW Farmaajo kusoo laabo gogosha oo ha fashilin Shirka Afisiyooni”.{AKHRISO}
Afhayeenka Madaxtooyada DG Puntland Jaamac Debaraani ayaa qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ku dalbaday in Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...
Hogaamiyaha Jarmalka oo ka hadashey Xiisada Ukraine & Ruushka
Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa ugu baaqdey in Ruushka inuu joojiyo ciidamada uu kusoo daabulayo xuduuda u dhaxaysa Ukraine iyo Ruushka iyada oo...
Beesha gugdoomiyihii la dilay ee degmada Hodon oo go’aan culus soo saartay {AKHRISO}
Beesha uu kasoo jeedo Guddoomiyihii degmada Hodon Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise (Dhagajuun) oo bishii Janaayo lagu dilay magaalada Muqdisho ayaa dalbatay cadaalad, iyadoo baaq culus...
Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad ku guuleystay madaxtinimada Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada wadankaas, kaddib markii uu helay 89.41% codadkii dadweynaha reer Jabuuti doorashadii shalay.
Wasiirka...
RW Rooble oo lagu wareejiyay Amniga doorashada Soomaaliya
Warqad Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda xilgaarsiinta ee uu hoggaamiyo Maxamed Xuseen Rooble ay u dirtay Golaha Ammaan ka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa looga...
faafaahin:Wiil Dhalinyaro ah oo lagu dilay Cadaado.
Wiilka Dhalinyarada ah oo lagu Magacaabi jiray Cabdiraxmaan Macalin Cali ayaa waxaa Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ku diley Askari ka tirsan Ciidamada Booliska...
Dhageyso: Xisbiga Amniga iyo Cadaaladda oo ka digay Awooda Ciidan ee Madaxweyne Farmaajo
Dr. Cali Cabdi Abuukar Baab oo ah Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Amniga iyo Cadaaladda oo u waramay warbaahinta aragti cusub ayaa shaaca ka qaaday...
Puntland oo sheegtay in Kiisaska Karoonaha ee degaanadeeda ay sare u kaceen
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in guud ahaan soomaliya gaar ahaan Puntland uu kordhay...
Ciidanka xoogga oo kusii jeedda degaano ay ka baxeen Shabaab
Taliska ciidanka xoogga dalka qeybtiisa degaanada Galmudug ayaa xaqiijiyay in Shabaab ay ka baxeen degaano ku yaalla gobolka Galgaduud oo ciidanka xoogga ay kaabiga...