25.8 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Wabiga Shabeelle ee Mara Degmada Baladweyne oo Biyo Yareeyay.{warbixin}

0
Wabiga Shabeelle ee dhaxmara gobolka hiiraan waxaa nolol ahan ku tiirsan dadka Beeraleyda ah, Xoolaleyda u dhaw melaha uu maro wabiga iyo duur joogta. Beeraha...

Isbitaalka Keysaney ee Muqdisho oo wajahaya cabsi amni oo xooggan{AKHRISO}

0
Maamulka Isbitaalka Keysaney ee magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 5 jeer dhac xoog leh loo geestay dhaqaatiir iyo gaadiidka gurmadka deg degga...

Beesha Caalamka oo ka walaacsan Fashilka ku yimid shirkii doorashada looga hadlayay

0
Beesha Caalamka ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin  war-saxaafadeedyadii mas’uuliyiinta qaarkood ay la wadaageen bulshada kuna tilmaameen kulankii gogol-xaarka iyo wadatashiga ahaa ee albaabadu...

Filibiin oo ka joojisay isticmaalka tallaalka AstraZeneca COVID-19 dadka ka yar 60 sano

0
Masuuliyiinta caafimaadka ee Filibiin ayaa khamiistii joojiyay isticmaalka talaalka AstraZeneca’s COVID-19 ee dadka kayar 60 sano si loo baaro warbixinada dhiiga xinjirooyinka ee ka...

Qareen u dhashay dalka Kenya oo ka horyimid go’aanka dawlada Kenya ay ku xireyso...

0
Qareen u dhashay Dalka Kenya ayaa ka hor yimid go’aanka ay Dowladda Kenya ku dooneyso in ay ku xirto laba xero-qaxooti oo ay ku...

Wararkii Ugu dambeeyay iyo Qodobada looga hadlay shirka Golaha Wasiirada

0
Shirka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda xilgaarsiinta oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay Qodobada...

Mahad Salaad: “Farmaajo laba mid ayuu ku dambeyn doonaa”{AKHRISO}

0
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan hannaanka doorashooyinka,...

Maamulka K/Galbeed oo ka hadlay Carruur meydkooda laga helay duleedka Beydhabo

0
Wasiiro ka tirsan koonfur galbeed ,ayaa manta ka qeybgalay aaska laba caruur ah walaalo ah oo saaka aroortii meydkooda laga heley duleelka Magaalada Baydhabo...

Dowladda oo sheegtay in la burburiyay goob ay qaraxyo ku diyaarinayeen Al-Shabaab

0
Ciidanka Xoogga Dalka somaliyeed ayaa hawlgalki qorsheysan waxaa ay ka sameeyeen degaanka mubaarak oo ka tirsan gobolka shabeellaha Hoose , halkaas oo ay ku...

Dhageyso” Aqoon yahan Fu’aad Bin Caqiil : Madaxweyne Farmaajo Nidaam kaligii talis ah ayuu...

0
Perfasor Fu’aad Bin Caqiil oo ka mid ah Aqoon yanahanada Soomaaliyeed  ayaa ka hadlay isbedelada siyasadeed ee dalka dalka ka jira iyo khilafka ka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...