25.7 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Ciidamada dowladda & kuwa Jubbaland oo fuliyay howlgal Wadajir ah

0
Ciidamada dowladda Soomaliya oo ay wehlinayeen kuwa Daraawiishta Maamulka Jubbaland waxaa ay howlgallo wadajir ah ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose oo...

Meydka laba Carruur ah oo uu dhalay Xildhibaan hore oo laga helay duleedka Baydhabo

0
Labada Carruurta ah oo uu dhalay Xildhibaan hore Sheekh Aweys Cabdullaahi oo kamid ahaan jiray Baarlamaankii Sagaalaad ayaa meydkooda waxaa saaka  laga helay duleedka...

Wasiirka Warfaafinta Puntland:”Cidda tanaasushay waa innaga iyo Jubaland “

0
Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timo-Cadde ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu soo jeediyay in la soo kala nasto isla...

Dowladda Imaaraadka oo Somalia u soo diraysa Diyaarado sida Gargaar

0
Ururka Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa sheegay inay bilaabayaan Duullimaadyo dhanka Hawada oo Somalia lagu soo gaarsiin doono Gargaar Aadminimo. Xoghayaha Guud ee Ururka...

Maxaa ka soo baxay kulankii xalay xubbnaha Beesha caalamka ay la yeesheen Maamulada Taageersan...

0
Xubnaha Beesha Caalamka, ayaa xalay Muqdisho kulan kula yeeshay Madaxda Maamul goboleedyada taageersan Madaxweyne Farmaajo.. Kulanka ayaa looga hadlay khilaafka  iyo murunka ka taagan qabsoomidda...

Faah Faahino ka so baxaya Weerar Alshabaab ay ka geysteen Degaanka Buurane

0
Al-shabaab ayaa saaka  weeraray Ciidamo ku sugnaa bar-kantarool oo ku taal degaanka Buurane oo ka tirsan degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellad dhexe. Al-shabaab ayaa sida...

Midowga Musharixiinta oo ku Eedeeyay Madaxweyne Farmaajo in uusan dooneyn doorasho dalka ka dhacda

0
Midowga Murashixiinta, ayaa  war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in madaxweyne Farmaajo uu Midowga Musharixiinta ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo , in uu mar kasta...

Magacyada Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Xubno ka tirsan Al-Shabaab {Akhriso:-}

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukuno kala duwan ku riday Rag iyo dumar lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Ururka...

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in Deni & Axmed Madoobe diideen doorasho ka dhacda dalka

0
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa ka warbixiyey Natiijada Shirkii madaxda dowladda federaalka dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kaas oo aan wax hehsiis ah lagu garin. Wasiir...

faafaahin:Dagaal culus oo ka dhacay Gobolka Bakool.

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed & Xubno ka tirsan...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...