Home 2021
Yearly Archives: 2021
Isfaham horudhac ah oo lagu gaaray Shirka Afisiyooni
Weli waxaa Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka socda Shirka u dhaxeeya Madaxda dowladda, Dowlad goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, kaas oo la sheegay...
Wada-hadalladii Masar, Sudan iyo Itoobiya oo natiijo la’aan ku dhamaaday
Masar, Sudan iyo Ethiopia ayaa ku guul-darreystay inay wax horumar ah ka sameeyaan wada-hadalladii ugu dambeeyey ee uu soo agaasimay Midowga Africa, ee xalka...
KENYA: Caro ka dhalatay fanaan soo xirtay funaanad lagu sawiray Masjid
Mas’uuliyiinta masaajid ku yaalla magaalada Lamu ee wadanka Kenya ayaa warqad cabasho ah ka gudbiyay nin degan dalka Mareykanka, kaas oo naqshadeeyay Funaanad uu...
Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ka bilaawday qorsho ka dhan ah Maamulka Jubbaland.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib-u-hishiisiinta Soomaaliya Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Odayaasha Dhaqanka Beelaha dagga degaannada Jubaland iyo...
Muxuu qabanayey khabiirka u dhashay dalka Finland ee ku geeriyooday Muqdisho? {warbixin}
Khabiir ku takhasusay maareynta dhibaatooyinka soo gaara dadka rayidka ah, una dhashay dalka Finland, ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kadib markii uu ku dhacay...
Shirkii Afisiyooni oo Maanta dib u bilaabanayo & qodobada looga hadlayo {Akhriso:- }
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Xarunta teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho uu markale ka bilaawdo shirka u dhaxeeya madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday...
Masar oo ka hadashay Fashilka Shirkii Biyo-xireenka GERD ee la soo gebagebeeyey
War qoraal oo goor dhow ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar ayaa lagu shaaciyey inaysan wax natiijo ah ka soo bixin...
CC Shakuur oo kiiska Janan la meel dhigay dacwadda laga gudbiyey Netanyahu{AKHRISO}
Musharrax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay dacwadda la-laalay ee wasiirkii hore ee amniga maamulka Juballand, kadib warqad kasoo baxday xeer ilaaliyaha guud,...
Sacuudiga oo go’aan kasoo saaray Cumrada Ramadaanka
Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii sheegay in kaliya dadka iska tallaalay cudurka COVID-19 loo ogolaan doono Cumrada, laga billaabo bisha Ramadan.
Wasaaradda Xajka iyo Cumrada...
Xaalad deg deg ah oo looga dhawaaqay gobolka Darfur
Dowladda Suudaan ayaa xaalad deg deg ah uga dhawaaqday galbeedka gobolka Darfur kadib dagaal beeleedyo ka dhacay halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan...