25 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Shirkii Maanta ee Afisiyooni oo dib u dhacay & sababta oo la shaaciyay

0
Waxaa dib u dhac uu ku ymid Shirkii Madaxda dowladda, Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee la filayay in uu maanta dib uga...

Duqa Gaalkacyo “Shacabka Gaalkacyo waxaa dhibaato xoogan ku haya Covid-19”.

0
Duqa Magaalada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale oo la hadlay Warbaahinta dowladda  ayaa sheegay in xaalada cudurka Covid-19 ee gobolka ay sii kordheyso. Duqa ayaa...

faafaahin:Dagaal ka bilaawday degaano ka tirsan dowlad degaanka Soomaalida.

0
Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa degaano ku yaal Galbeedka Gobolka Siti waxaa uu ku dhex-marayaa Ciidamada gaarka ah ee dowlad degaanka Soomaalida...

Villa Soomaaliya oo ka digtay in la keeno shuruudo fashilin kara Shirka Afisiyooni.

0
Iyada oo lagu wado in Maanta uu dib u bilaawdo shirkii Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magalada Muqdisho uga socday Madaxda dowladda & dowlad Goboleedyada...

Kulan looga hadlaayay Ammaanka Gobolka Bari oo la qabtay

0
Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland Maxamed Cabdullaahi Cusmaan Majiino ayaa shir Guddoomiyay kulanka guud ee Amniga Gobalka Bari oo lagu qabtay xalay Xafiska...

Xeer Ilaalinta Qaranka oo xirtay kiis dacwaddeedkii Cabdirashiid Janan{AKHRISO}

0
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka ayaa soo xirtay kiiskii dacwadda ahaa ee loo heystay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur...

Rooble oo Isbitaalka ku booqday Askartii ku dhaawacantay dagaalkii Shabeellaha Hoose.

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka Xoogga ku booqday askarta ciidanka xoogga ee ku soo dhaawacmay dagaalkii maalmo ka hor...

Wada-hadaladii Madaxda dowladda & dowlad Goboleedyada oo dib u bilaabanaya{AKHRISO}

0
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Xarunta teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho uu markale ka bilawdo shirka u dhaxeeya madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday...

Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug  Axmed cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaladda Muqdisho ayaa Galabta dib ugu laabtay...

Koox hubeysan oo Xabsi ka siidaayay Boqolaal Maxaabiis ah

0
Koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday xabsi iyo saldhig boolis oo ku yaalla koonfurta Nigeria, waxay dableyda ku guuleysatay inay xabsiga kasii daayaan maxaabiis...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...