Home 2021
Yearly Archives: 2021
Dad Abaar ugu dhintay dowlad degaanka Soomaalida
Wararka ka imaanaya degmada Maa’iso ee gobolka Sitti ee dawlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa sheegaya in abaarta jirta ay macaluul u raacday deegannada...
Itoobiya oo shaacisay xilliga ay bilaabi doonaan Tamarta Korontada ee Biyo-xireenka GERD
Wasiirka Biyaha, Waraabka iyo Korontada ee dalkaasi, Selshi Bekele waxa uu shaaciyey inuu dalkiisa samaynayo dadaal ku aadan sidii loo bilaabi lahaa in Tamar...
Maamulka K/Galbeed oo sheegay inay dileen Xubno Shabaab oo Miino Aasayay{AKHRISO}
Ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen Degmada Qansax-dheere...
Maxaa laga fahmay arrinta Waare uu ka sheegay beelaha HIIRAAN, GEDO iyo SSC? {AKHRISO}
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle waa nin xogogaal ah oo awood u leh inuu qaab maangal ah u sharraxo dhibaatooyinka bulsho iyo tan siyaasadeed ee...
Soomaali dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Canada
Koox ku hubeysnaa bustoolado ayaa Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa ay ku dileen muwaadin Soomaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida ku nool dalkaas halka...
faafaahin:Qarax lala eegtay Ciidamo Kenyan ah.
Xubno la sheegay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay qarax la beegsadeen Kolonyo Gaadiid ah o ay wateen Ciidamo Kenyan ah xilli...
Madaxweynaha Galmudug oo safar deg deg ah ku tegaya Dhuusamareeb.
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la filayaa in Maanta uu safar deg...
Golaha Ammaanka oo farriin hanjabaad ah soo gaarsiiyay Madaxtooyada Soomaaliya {AKHRISO}
Laba Xubnood oo kamid ah Shanta dowladood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku leh codka qaxayan ayaa farrin loogu hanjabayo Madaxda dowladda Soomaaliya...
Shil khasaaro geystay oo ka dhacay magaalada Burco
Shilka oo geystay khasaaro dhimasho ah iyo mid hantiyadeed ayaa waxaa uu xalay ka dhacay mid kamid ah Xaafadaha magaalada Burco oo ah Xarunta...
Puntland oo Amar dul-dhigtay shirkadaha Isgaarsiinta {AKHRISO}
Maamulka Puntland ayaa shirkadaha Isgaarsiinta deegaannada maamulkaas ku amray in la hakiyo doollarka danabaysan ee taleefannada, isla markaana lagu beddelo shilinka Soomaaliga oo danabaysan.
Amarkan...