25.1 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Dad farabadan oo Oxygeen la’aan ugu dhintay Gobolka Mudug

0
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdirixmaan Cali diiriye Isxal oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in dadka uu soo ritay Covid-19 ay u dhimanayaan Oxygeen...

In ka badan 500 oo qof oo ku dhintay Myanmar

0
Ugu yaraan 557 qof ayaa lagu dilay ololaha ka dhan ah dibadbaxayaasha dimuqraadiyadda taageersan, tan iyo markii militariga uu la wareegay awooda kowdii bishii...

Puntland oo ogolaatay wareejinta Maxaabiis u xiran Burcad badeednimo

0
Xildhibaano ka tirsan labada  Baarlamaan ee Galmudug iyo Puntland  Wasiirkii hore Dekadda Iyo Kaluumeysiga Galmudug C/qaadir Cali Jaamac Qalabxoor ayaa kulan Miro dhal ah...

Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka Madaxda dowladda & Dowlad Goboleedyada{Akhriso:- }

0
Waxaa Maalintii labaad ka furmay Xarunta teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdsho Shirka madaxda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Shirka oo shalay bilaawday ayaa waxaa...

Ciidamada Eritrea oo bilaabay inay isaga baxaan gobolka Tigray

0
Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamo kasoo jeedo dalka ay deriska yihiin ee Eritrea ay bilaabeen inay isaga baxaan gobolka Tigray. Ciidamada Eritrea ayaa ka garab...

Galmudug oo ka hadashay dagaalo ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Galgaduud

0
Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug  Cali Daahir Ciid ayaa ka hadlay dagaal degaano ku yaal duleedka Magaalada Dhusamareb ay Ciidamada dowladda kula...

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo fariin u diray Hay’addaha amniga dowladda Soomaaliya

0
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliyaa ayaa si adag uga hadlay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay...

Ciidamada Dowladda oo degaano kala wareegay Al-Shabaab

0
Ciidamada Dowlada Federaalka ayaa waxaa la sheegay in howlgal saacado badan qaatay kadib ay sirasmi ah ula wareegeen degaano ku yaal Koonfurta Magaalada Dhuusa...

Shirka Madaxda dowladda & Dowlad Goboleedyada oo maalintii labaad galaya

0
Maanta ayaa waxaa Maalintii labaad Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ku kulmaya Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda...

faafaahin:Askari dil iyo dhaawac u geystay Ciidamo uu ka tirsanaa Gobolka Gedo.

0
Wararka laga helayo degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in askari ka tirsanaa Ciidamadii dhawaan uu dowladda Soomaaliya ku wareejiyay Wasiirkii...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...