Home 2021
Yearly Archives: 2021
Xiisad u dhexeysa ciidamo ka tirsan DF oo ka taagan iskuul Buluusiya + Sababta...
Faah faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa xiisad ka dhalatay muran iyo is qab-qabsi hareeyey dhul ku yaalla agagaarka iskuul Buluusiya, halkaas oo...
Taliska Ciidanka xooga oo Galmudug kaga dhawaaqay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab
Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka janeraal Maxamed Caddow Cali {Sanka} ayaa kormeeray xeryaha ciidanka xoogga ay kaga sugan yihiin degmada Cadaado ee...
Madaxweynaha Puntland & Safiirka Sweden oo ka wada hadlay khilaafka doorashada
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa halka uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Ambassador Staffan...
Yemen oo la gaarsiiyay tallaalka Covid 19
Dalka Yemen oo siweyn u harreeyeen dagaal iyo colaado saameyn weyn ku yeeshay dadka rayidka ah ayaa la gaarsiiyay tallaalka Covid 19
Tallaalkan la gaarsiyay...
Cabdirashiid Janan oo shaaciyay sababtii ay isku khilaafeen Axmed Madoobe {AKHRISO}
Wasiirkii hore ee Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo dhawaan heshiis la galay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u eedeyay Madaxweynaha...
Golaha Ammaanka oo baaq deg deg ah kasoo saarray khilaafka doorashada Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee QM ooo ugu baaqay Hoggaamiyayaasha Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad-gobaleedyada Hirgelinta qaab Doorasho oo dib loo eegay, la iskuna raacsan yahay
Danjiraha...
faafaahin:Dagaal ka dhacay Gobolka Shabeellaha dhexe
Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa Ciidamo ka tirsan kuwa AMISM gaar ahaan Burndi iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab waxaa uu...
Kooxa Hubeysan oo Ethopia Dad Ku Laayay
Dabley hubeysan ayaa ugu yaraan 30 qof oo rayid ah ku dilay weerar ka dhacay gobolka Oromiya ee dalka Ethopia, tiro intaa oo kale...
Kulamo looga hadlayo Amniga oo ka bilaawday degaannada Galmudug {AKHRISO}
Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimada Galmudug Cabdiraxman Cali Maxamed (Geedaqorow) ayaa waxa uu booqasho shaqo kutagay deegaanka Ceel-Dheere ee hoostaga magaalada Dhuusamareeb.
Guddoomiyaha ayaa...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo gaaray degmada Warsheekh
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo todobaadadii la soo dhaafay ku sugna Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Maanta waxaa uu gaaray degmada...