Home 2021
Yearly Archives: 2021
Taliska Ciidanka xoogga dalka oo taageero ka dalbaday Midowga Yurub
Taliyaha ciidanka xoogga dalka, sareeyo guuto Odowaa Yuusuf Raage, ayaa taliyaha howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM) kala hadlay xoojinta kor u qaadista tababarka...
faafaahin:Dil ka dhacay Magaalada Gaalkacyo .
Kooxo hubeysan ayaa xalay waxaa Waqooyiga Magaalada gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada booliska Puntland gaar ahaan...
Itoobiya ku dhawaaqday kulan looga arrinsanayo biyo-xireenka GERD
Danjiraha Ethiopia u jooga Qaahira, Ambassador Markos Tekle Rike oo maanta Wareysi siiyey Idaacadda BBC World Service waxa uu sheegay in Wafuud ka kala...
KENYA oo DF u jeedisay eedeyn yaab leh oo la xiriirta weerarkii Ceel-Cadde ee...
Kenya ayaa ku eedeysay hay’adaha amniga Soomaaliya inay ogaayeen weerarkii Al-Shabaab ay 15-kii January 2016 ku qaaday saldhigga ciidamada Kenya ee deegaanka Ceel Cadde...
Munaasabad Lagu daah-furayay Shirkada Gob-som oo lugu qabtay Dalka Turkiga.
Xaflad lagu daah-furay shirkad ay dhidibada u aaseen ganacsato dhalinyaro Soomaaliyeed, looguna magac daray Gob-som ayaa lagu qabtay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Munaasabada oo...
Kulankii BF oo soo xirmay iyo tuhunkii cuslaa oo 3 arrin darteed meesha uga...
Kulankii golaha shacabka ayaa soo xirmay, ayadoo ay ka maqan yahiin 15-ka xildhibaan ee laga mamnuucay iney yimaadaan 5-ta kulan ee soo socota kadib...
Golaha shacabka oo ansixiyay Xubno kamid noqonaya guddiga madaxa bannaan ee xudduudah
Xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka waqtigiisa uu dhamaaday ee Soomaaliya ayaa ansixiyay labada xubnood ee kamid noqonaya guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha.
136 xildhibaan ayaa...
Alshabaab oo uga digtay Dadka Shacabka ah Isticmaalka tallaalka AstraZeneca
Al Shabaab ayaa Dadka shacabka ah uga digtay inay isticmaalaan tallaalka AstraZeneca ee dhawaan la keenay Soomaaliya.
Waxa ay shaki ka muujiyeen waxtarka iyo badqabka...
Kenya oo ka digtay weeraro Al-Shabaab ka geystaan Gudaha dalkaas
Warbaahinta Qaranka Kenya ayaa baahisay in laamaha Amniga dalkaas ay ka dalbadeen Shacabka inay u soo gudbiyaan macluumaad ka dhan ah anin lagu magacaabo...
Ciidamo horleh oo la dhigay Koontoroolada laga galo Madaxtooyada
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa saaka lagu arkayaa wadooyinka gala Madaxtooyada Soomaaliya, xilli la filayo in uu Maanta qabsoomo kulanka Golaha Shacabka.
Ciidamada...