Home 2021
Yearly Archives: 2021
faafaahin:Qarax Sababay Khasaare oo loo dhigay Ciidan katirsan Ilaalada nabadgaylada Waddooyinka.
Wadada Xaafadda Daarusalaam ee Muqdisho waxaa barqonimada maanta ka dhacay Qarax sababay dhaawac soo gaaray Ciidanka katirsan Ilaalada nabadgalyada Waddooyinka (Traffic) oo Gawaarida weydiiya...
R/W Rooble oo maanta la kulmaya Axmed Madoobe iyo Deni+Xog Akhriso
R/w Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah la yeelan doona Madaxda Maamulada Jubbaland iyo Puntland.
Kulanka ayaa ka dhacaya hotel...
faafaahin:Ciidamo Faransiis ah oo duqeyn ku dilay 19 Ruux
Duqeyn ay fuliyeen ciidmada Faransiiska ayaa waxaa ku dhintay 19 qof oo rayid ah iyo 3 nin oo hubeysan oo ku sugnaa xaflad aroos...
Puntland oo digniin u dirtay Shaqaalaha Hay’adaha UN-ka
Xeer ilaalinta Dowlad Goboleedka Puntland iyo Guddiga dardar galinta canshuuraha shaqaalaha UN-ka ee ku sugan deegaanada Puntland oo digniin u diray ajaanib canshuurtii bixi...
Ciidamada ammaanka oo xiray Qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho.
Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa saakay xiray waddooyinka xiriira Wadnaha & Maka Al-Mukarara, waxaana ay ku jiraan Gawaarida Dagaalka oo ku buufsan sumadda Booliiska...
Golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya & Ajande lagu soo kordhiyay {AKHRISO}
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo Arbaco ah taariikhduna ku beegan tahay 31/3/2021 ay yeeshaan kulan xasaasi ah, kaa soo...
Abaar weli ka jirta degaano ka Tirsan Gobolka Gedo
Waxaa biyo la'aan ayaa ka taagan tahay gobolka Gedo, halkaas oo dadka iyo duunyadaba ay xaalad adag wajahayaan.
Roobab yar oo ka da'ay deegaannada qaar...
Dawlada Masar oo u Hanjabtay Itoobiya
Madaxweynaha Masar Cabdel Fataax Al Sisi ayaa ka digay 'cawaaqib xumo daran oo ka dhalan karta' waa haddii biyo xireenka ay Itoobiya ka dhiseyso...
Dawlada Federaalka oo shaacisay in ay diyaar u tahay qabashada doorasho loo dhan yahay
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba u xaqiijinayso inay dowladda federaalku ay mar walba diyaar u tahay in xal laga...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Cumar C/qaadir Baarajab
Madaxweynaha Muddo xileedkiisa uu dhammaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda ciyaaraha iyo guud ahaan ummadda...