Home 2021
Yearly Archives: 2021
Al-Shabaab oo ‘isku dayey ‘inay khaarijiyaan’ Kibaki iyo Raila ODINGA – Warbixin
Dagaalyahanada Al-Shabaab ee ayaa 2012-kii isku dayey iney khaarijiyaan madaxweynihii hore dalka Kenya Mwai Kibaki iyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee xiligaas Raila Odinga, sida...
Meydadka laba Ruux oo lagu arkay duleedka Magalada Jowhar
Wararka laga helayo Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa sheegaya in degan ku yal duleedka Magaaladaas lagu arkay meydadka laba Ruux.
Meydadka labada...
Mozambique: Kooxda Al-Shabab oo qabsatay magaalo muhiim ah
Dowladda Mareykanka ayaa wacad ku martay inay taageeri doonto Mozambique kadib dagaal dhimasho leh oo kooxda loo yaqaan Al-Shabab ee xiriirka la leh Daacish...
Diyaarad siday Wafdi ka socda Imaaraadka oo laga celiyay Garoon ku yaal G/Mudug
Wararka naga soo gaaraya magaala xeebeeedka Garacad ee gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi maanta laga hor istaagay inay ku degto garoon...
Madaxweynaha Dalka Tanzania Saamiya Xasan oo Philip Isdor Mpango u magacawday Madaxweyne ku xigeenka...
Madaxweynaha Tanzania Saamiya Suluhu Xasan ayaa madaxweyne ku xigeen usoo magacaawday wasiirkii maaliyadda ee dalkaas Philip Isdor Mpango.
Waxaana magacaabista madaxweyne ku xigeenka cusub shaaciyay...
Maamulka Somaliland oo Albaabada u laabaya Dugsiyada Waxbarshada
Wasaaradda waxbarashada maamulka Somaliland ayaa shaacisay in bartamaha bisha soo socota muddo laba bilood ah la xirayo dugsiyada waxbarashada xilli uu deegaannadaas si ba'an...
faafaahin:Dil ka dhacay Magaalada Hargeysa
Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ee degaannada Soomaaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in Nin ku hubeysnaa tooreey uu Nin kale ku dilay mid kalena...
Al-Shabaab oo sheegtay inay Sarkaal ku dileen weerar ka dhacay Gobolka Bakool
Xubno la sheegay inay ka tirsanaayeen ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay saaka weerar ku qaadeen gaqadiid uu watay Sarkal ka tirsan Ciidamada Maamulka Koonfur...
Cumar Cabdirashiid oo ka digay heshiis Farmaajo la galayo Eritrea iyo Itoobiya {AKHRISO}
Senator Cumar Cabdrashiid Cali Sharmaake oo laba jeer Soomaaliya kasoo noqday Ra’iisul Wasaare ayaa ka digay heshiis uu sheegay in uu u dhaxeeyo, Eritrea,...
Maraakiibtii ku xayirneyd Kanaalka Suweysa oo bilaabay isticmaalka kanaalkaasi
Maraakiibta ayaa bilaabay inay isaga kala gooshaan marinka Suez kadib markii uu dhawaan xiray Markab weyn oo saameyn ku yeeshay dhaqdhaqaaqa maraakiibta ee aggaas.
Maraakiib...