28.9 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

MW Ismaaciil Cumar Geelle oo xoojiyay Ololihiisa Doorashada Jabuuti.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xoojiyay Ololihiisa Doorashada 9-ka April 2021 ka dhaceysa Dalkaas, waxa uu taageerayaashiisa ka dalbaday in si kalsooni...

Maxuu yahay dalabka cusub ee W/caafimaadka kasoo saartay tallaalka COVID-19? {AKHRISO}

0
    Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay waxay ku dalbatay in loo midoobo ka hortagga cudurka Coronavirus oo dhawaan dalka ku soo laba...

faafaahin: Ciidamada dowladda & kuwa Jubbaland oo howlgal Miino baaris ah fuliyay

0
Ciidamada Kumaandooska ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehlinayeen kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howgallo miino baris ah waxaa ay kas ameeyeen degaano...

Wararkii ugu dambeyay Shirarka looga hadlayo doorashooyinka Soomaaliya

0
 Wararka ka imaanaya xerada Xalane ayaa sheegay shirar gooni gooni ah iyo mid Guud oo u dhaxeeya madaxda dowlad  goboleedyada iyo beesha caalamka ay...

Shirarkii Madaxda dowlad Goboleedyada oo natijo la’aan ku dhamaaday

0
Madaxda dowlad Goboleedyada ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay kulamo kala duwan ku lahaayeen Magaalada, kulamadaas oo ay uga hadlayeen xalka gaarista khilafka...

Dawlada Federaalka oo si qarsoodi ah Ciidamo uga qoraneysa Somaliland, Puntland iyo Galmudug

0
Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in si qarsoodi ah  ciidan qoris uga  wado degaano ka Tirsan  Somaliland. Illo Wareedyo u waramay warbaahinta  Aragti Cusub...

Galmudug oo Xukun ku riday Kalluumeysato Ajnabi ah

0
Maxkamadda gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug, ayaa ganaaxoo gaaraya   700 boqol oo doolar ah ku riday 31 ruux oo si sharci daro uga kalluumeysanayay...

Sanitor Ilhaan Cumar oo booqatay xarun lagu hayo carruur muhaajiriin ah

0
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Cngresska Maraykanka ayaa Jimcihii booqatay xarun lagu hayo dadka magangelyo doonka ah oo ku taalla gobolka Texas gaar...

James Swon oo ka hadlay kulankii maanta dhex maray madaxda dawlad goboleedyada iyo Wakiilada...

0
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay ka qeybgalka kulankii maanta uu...

Hawl Wadeenada Golaha shacabka oo xaqiijiyay in Ciidamo la geeyay Xarunta Golaha shacabka maalintii...

0
Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka ayaa markii ugu horeysay qiray inay jireen ciidamo dheeraada oo Sabtidii la geeyay dhismaha Barlamaanka oo lagu waday inuu...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...