25.7 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Markabkii ku xannibnaa marinka Suez oo lagu guuleystay in la dhaqaajiyo

0
Markabki weynaa ee ku dhawaad muddada toddobaad ahayd xiray marinka Suez ee dalka Masar, ayaa maanta lagu guuleystay in goobtii uu ku Cilla doobay...

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo daah furtay barnaamij ay ardayda online ahaan wax uga baran...

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee XukuumaddaXilgarsiinta Soomaaliya , ayaa daah-furtay Barnaamij loogu talo galay in ardayda dugsiyada Hoose iyo Dhexe ay qaab...

Hogaamiyaha AlShabaab oo Hanjabaad u diray Jabuuti

0
Amiirka Guud ee Al-Shabaab Axmed Cumar Abu Cubaydah ayaa hanjabaad cusub u jeediyey danaha Maraykanka iyo Faransiiska ee dalka Jabuuti. Abu Cubaydah ayaa hadal ay...

Markabkii xiray Kanaal Suweys oo la leexiyay

0
Markab lagu magacaabo Ever Given oo ka soo shiraacday dekad ku taal Shiinaha kuna sii jeeday Rotterdam, Netherlands,oo fariistay kanaalka Suez, muddo toddobaad ahna...

Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo shir uu uga Furmay Muqdisho

0
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka furmay shir u dhexeeya madaxda maamul goboleedyada iyo xubno ka socda beesha caalamka. Waxaana qayb ka ah xubnanaha ka...

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka hadlay sababta uu u baaqday kulanka baarlamaanka

0
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka Tirsan golaha shacabka baarlamanka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa face Buugga ayaa ka hadlay sababta uu...

Qarax Dad shacab ah ay ku dhinteen oo ka dhacay Degmada Deeyniile

0
Wararka ka imaanaya degmada Deyniile ee gobolkaan Banaadir ayaa sheegaya in Qarax khasaare geystay uu ka dhacay degmadaasi. Qaraxa ayaa ahaa miino nuuca ramuudka laga...

Barack Obama oo ayeeydii ku geeriyootay Kenya

0
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayeeydii Sarah Obama ayaa ku geeriyootay da’da 99 jir , sida qoyskeeda ay u sheegeen warbaahintaMaxalliga ee Dalka...

Alshabaab oo weerar ku qaaday Saldhig ay ciidanka Jubland ku lee yihiin degaanka Baarsanguuni

0
Al-shabaab ayaa weerar duqeymo la beegsaday Xero a ciidamada Maamulka Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Baar-sanguuni. Alshabaab ayaa sheegtay Dhowr madafac ay ku garaacen gudaha...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah madaxda Maamul goboleedyada

0
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar , ah xalay Villa Soomaaliya kula yeeshay qaar kamid ah madaxda maamul goboleeyda...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...