Home 2021
Yearly Archives: 2021
Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur: Markii wax dhacayeen ma joogin” liiska 15-ka xildhibaan ee la...
Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur oo ka mid ah xildhibaannada 15-ka ah uu guddoonka baarlamaanka sheegay in laga mamnuucay shanta fadhi ee soo socota ee...
Kulankii maanta ay u balasanaayeen Xildhibaanada Golaha shacabka oo la baajiyay
Kulankii Golaha shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ee loo ballansanaa maanta oo Isniin ah ayaa la baajiyay waxaana dib loo dhigay ilaa maalinta Arbacadaha ah...
Ciidamo ka gadooday Puntland oo Jidgooyo dhigtay wadada isku xirta Garowe iyo Gaalkacyo
Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland Puntland oo ka gadooday mushahar la’aan, ayaa ku dhawad hal todobaad isbaaro u taal laamiga xiriiriya Garoowe iyo Gaalkacyo.
ciidanka...
15 kii xildhibaan ee laga joojiyay Fadhiyada Baarlamaanka oo ka qayb galaya kulanka berri...
Xildhibaannadii uu Gudoomiayaha Golaha shacabka ka joojiyay fadhiyada baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin wax sharci ah oo guddoomiye Mursal u cuskaday go’aanka...
Xog : Xildhibaanada Golaha shacabka oo berri kulmaya
Xildhibaannada golaha shacabka ee dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in ay kulan yeeshaan kadib markii shaley uu kulankoodii kusoo dhamaaday buuq...
laacibkii hore ee Arsenal oo isaga baxay baraha bulshada
Weerraryahankii hore ee kooxda Arsenal iyo xulka kubadda cagta ee Faransiiska, Thierry Henry, ayaa sheegay inuu isaga baxayo baraha ay bulshadu ku wada xiriiraan...
15 qof oo Cudurka covid19 ugu geeriyootay Degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud
15 qof ayaa deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ugu dhintay xanuunka COVID-19, halka dad gaaraya 20 qof oo kalena ay hadda cudurka u jiifaan,...
Qarax ka dhacay Dalka Indoneesiya
2 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay afaafka hore ee kaniisad ku taalla caasimadda Indonesia ee Makassar.
Booliska waxay sheegeen in 14 qof kalena...
Biyo la’aan ka jirta degaano ka Tirsan gobolka Mudug
Qaar ka mid ah deegaannada ku yaalla waqooyi-bari gobolka Mudug ee mamaul-goboleedka Puntland ayaa waxaa laga soo sheegayaa biyo yari baahsan, iyadoo roobabkii Gu’ga...
Kiisaskii ugu badnaa ee Cudurka Covid19 oo laga helay Degaanada Somaliland
Wasaaradda caafimaadka eeMaamulka Somaliland ayaa shaacisay 38 qof oo hor leh oo uu ku dhacay cudurka Covid-19 kadib markii saacadihii ugu dambeeyay cudurka laga...