Home 2021
Yearly Archives: 2021
Xildhibaan Cabdirashiid Xidig: Gudoonka Baarlamanka Sac baqdiyay ayay caano ka maalayaan
Qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa diiday xayiraad uu guddoonku ka saaray ka qeybqaadashada fadhiyada baarlamaanka shanta fadhi ee soo...
Xal laga gaaray Murunkii ka taagnaa doorashooyinka Dalka
Warar Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulamo saacadihii la soo dhaafay Magaalad Muqdisho ay ku yeesheen Madaxda Dawlad goboleedyada Dalka .
Shirkan oo ka...
Maamulka Puntland oo xal ka gaaray Colaad ka Taagneyd Degaanka Dhuumood ee gobolka Sool
Xuno ka tirsan Maamulka Puntland, ayaa ku guulaystay in heshiis nabadeed laga gaaro muran ku saabsan dhul-daaqsimeed iyo ceelal, oo ka jiray degaanka Dhuumood...
Dawlada Soomaaliya oo sheegtay in maraakiibta Masar sharci darro ug kalluumeysanayaan xeebaha Soomaaliya
Dowladda Somaaliya ayaa sheegtay in maraakiib laga leeyahay dalka Masar ay si sharci darro ah uga kalluumaysanayaan xeebaha Soomaaliya.
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda...
Marinka Suweys ee dalka Masar oo xayiran
Dadaallo lagu qaadayo Markab weyn oo xayiray isu socodka marinka Suweyn ayaa halkaasi ka socda. Ninka madaxda ka ah shirkadda dalka Japan laga leeyahay...
Gudoomiye Mursal oo xildhibaano ka mamnuucay ka qayb galka 5 fadhi
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa 15 xildhibaanoo ka tirsan Golaha shacabka ka joojiyay ka qeybgalka 5 kal fadhi.
Warqad uu soo saaray...
RW Rooble oo Muqdisho ka daahfuray Hay’adda Tayo-dhowrka
RW Xukuumadda Xilgaarsiinta dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta daah-furay Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed oo ka shaqeyn doonta hubinta tayada, ilaalinta badeecadaha iyo cuntooyinka dalka...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Ismaaciil Axmed Ismaaciil
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Alle ha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Janaraal Ismaciil Axmed...
Kulankii Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta lagu kala Tagay
Kulankii Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya ee lagu ballasan in uu ka Furmo xarunta Golaha shacabka ayaa lagu kala tagay.
Ajandaha kulanka ayaa ahaa mid...
Wararkii ugu dambeeyay Kulanka Xildhibaanada Golaha shacabka ay ku yeelanayaan Xarunta Villa Hargeysa
Xaruunta Villa Hargeysa oo ay ku shiraan Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa maanta waxaa la geeyay Ciidamo hubeysan oo dharcad wata
Qaar ka tirsan Xildhibaanada Golaha...