Home 2021
Yearly Archives: 2021
Madaxda Dawlad Goboleedyada oo uu shir uga Furmay Muqdisho
Shir u dhexeya Madaxda Dawlada Goboleedyada ayaa maanta ka Furmay Gudaha Xerada xalane ee magaalada Muqdisho.
Shirkaan ayaa waxaa ka qayb galay dhammaan 5ta Madax...
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in ay ka hortagi doonaan talaabo kasta oo Muddo...
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka Tirsan Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaliya ayaa sheegay in ay ka hortagi donaan talaabo kasta oo muddo kordhin...
Faah Faahino ka soo baxaya Qarax ka dhacay Muqdisho
Faah Faahino aya ka soo baxaya Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka .
Qaraxa oo ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa lala eegtay...
Maalintii labad oo galay Ololaha doorashada Dalka Jabuuti
Dalka Jabuuti waxaa maalintii labaad galay ololaha doorashada madaxtinimada ee lagu wado inay dalkaasi ka dhacdo 9-ka bisha Abriil ee soo aaddan.
Madaxweynaha haatan xilka...
UK oo diiday in ay taageerto muddo kordhin loo sameeyo Hay’adaha Dawlada Soomaaliya
Dowladda UK ayaa sheegtay in aysan taageereynin tallaabo kasta oo Soomaaliya u horseedi karto in laga qabto doorasho aanan loo wada dhaneyn ama mid...
Musharax Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ka digay khilaafka ka taagan doorashooyinka dalka
Musharax Madaxweyne Jabrill Ibraahim Cabdulle ayaa oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa ka warramay arrimo badan oo la xiriira xaaladda dalka iyo arimaha doorashooyinka.
Musharax...
Wasiir Dubbe ka Falceliyay war ka soo baxay Kenya
Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa shaaciyay in Dowladda Kenya isku qaldeyso arrimaha siyaasadda ee kala dhaxeeysa Dowladda Federaalka ah ee...
Militariga Dalka Myanmar oo sheegay in ay qaban doonaan doorasho
Hogaamiyaha militariga ee dalka Myanmar ayaa sheegay in ay qaban doonaan doorasho ka dib afgembigii dalkaasi ka dhacay bishii February.
Janaraal Min Aung Hlaing ayaa...
Yaa baajiyay Kulan ay u ballan sanayeen Midowga Musharixiinta Qoor Qoor iyo Cali Guudlaawe
Dib u dhac ayaa ku yimid kulan xalay ayu ballan sanaayeen Midowga Musharixiinta iyo Madaxda Maamulada Hirshabeele iyo Galmudug
Kulanka ayaa ahaa mid la doonayay...
Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho
Xildhibaanada Golaha Shcabka ee Muddo Xileedkoodu uu dhammaaday ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulan ay ku yeeshaan Magaalada Muqdisho.
Kulanka Xildhibaanada ayaa looga...