25 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Faah Faahino ka soo baxaya Qarax Caawa ka dhacay Muqdisho

0
Hal qof ayaa ku dhintay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax caawa ka dhacay Wadada 21 October una dhow xerada Afisyoone ee Magaalada...

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

0
 Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi ayaa gelinkii dambe maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho Wafdiga Madaxweyne Deni ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa...

Ciidamada Ilaalada u ah Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray Magaalada Muqdisho+Sawiro Daawo

0
Ciidamada ilaalada gaarka u ah Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho . Ciidankaan ayaa hordhac u ah waftiga Madaxweynaha Punltand Siciid...

Madaxweynaha Somaliland, oo Waraaqda Aqoonsiga Ka Gudoomay Wakiilka Imaaraadka Carabtu U Soo Magacawday...

0
Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka gudoomay waraaqda aqoonsiga wakiilka Imaaraadka Carabtu u soo magacaabay Somaliland, Amb, Abdulla Alnaqbi. Wakiilka oo madaxweynaha Somaliland...

Golaha Amaanka oo Muddo kordhin sameeyay Ciidamada Amisom

0
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa waqtiga u koordhiyay Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya Shir jimcihii shalay  ay yeesheen golaha ayaa muddo kordhin loogu...

Maamulka Gobolka Banaadir oo sagootiyay Caruur Xaalad caafimad loogu qaaday Turkiga

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa maanta garoonka diyaarada Aadan Cade ka sagootiyay 3 Caruur ah oo...

Dawlada Soomaaliya oo sheegtay in boqolaal qof oo qaxooti ah oo ku sugan...

0
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen ayaa sheegay in boqollaal qaxooti ah oo Soomaali ah dalkooda hooyo dib loogu soo celin doono dhammaadka bishaan...

Wafdi ka Socda Dawlada Federaalka oo gaaray Dalka Ciraaq

0
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha eeXFS Xasan Cabdinuur Cabdi iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Bagdaad eeCaasimada Dalka Ciraaq, Waxaana Garoonka diyaaradaha ku...

Qaar ka Tirsan Wadooyinka Muqdisho oo Xiran

0
Ciidamo ka Tirsan dawlada Federalka Soomaaliya ayaasaakay xiray inta badan wadooyinka Magalada Muqdisho Ciidamo aa u hubeysan oo qaarkood wata gaadiidka dagaalka ayaa xiray isgoysyada...

Mas’uuliyiinta Maamulka magaalada Minneapolis oo 27 milyan doolar oo magdhow ah u...

0
Masuuliyiinta magaalada Minneapolis ayaa 27 milyan oo magdhow ah u ansixiyay qoyska George Floyd, oo ahaa nin madow oo Maraykan ah. Dilkii uu askariga boolis...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...