28.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Dawladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Heshiis kala Saxiixday+Sawiro

0
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo DowladdaTalyaaniga kala  saxiixatay heshiis Deyn cafin ah oo daba socda go'aankii wadamada Paris Club ee Soomaaliya looga cafiyay 1.4 Bilyan...

Axmed Madoobe iyo Donald Yammamoto oo kulan ku yeeshay Muqdisho

0
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto ayaa maanta kulan ku  yeeshay Muqdisho waxana ay ka wadahadleen  arrimo...

RW Rooble oo ka Tacsiyadeeyay geerida Marxuum Axmed Jaamac Muuse

0
RW Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Taliyihii hore e Ciidanka Booliska Soomaaliya Qoraal ka soo baxay Xafiiska RW Maxamed Xuseen Rooble ayaa loogahadlay...

Nuur Maxamuud Shiikh oo loo magacaabayAfhayenka Urur Goboleedka IGAD

0
Nin  Soomaaliy ah ayaa loo magacaabay Af-hayeenka Urur Goboleedka IGAD, sida laga soo xigtay warqad ka soo baxday Xoghayaha Guud ee IGAD Workneh Gebeyehu. Qoraal...

Kulan Amniga looga hadlayay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay shir-guddoomiyay kulan ku saabsan Amniga,oo ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Qoraal ka soo baxay...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee ciidanka Booliska

0
Madaxweyne  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Janaraal Axmed Jaamac. Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay inuu naxariistii Janno...

Dawlada Soomaaliya oo sheegtay in Baroordiiq Muddo 3 cisho ah loo sameyn doono...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa ka tacsiyadaysay geeridii ku timid Allaha unaxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimadda...

RW Rooble oo Magacaabay Gudi ka Shaqeeya Aas Qaran oo loo Sameynayo Marxuum Cali...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Marxuum...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MADAXWEYNIHII HORE EE DALKA

0
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u...

RW Rooble oo ka Tacsiyadeeyay geerida Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxmed. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa marxuumka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...