24.6 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Xildhibaan ka Tirsan Golaha shacabka oo ku geeriyooday Dalka Turkiga

0
Waxaa Caawa Dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan ka Tirsan Golaha shacabka oo degaan doorashadiisa ay tahay Jubland Xildhibaan a ayaa lagu magacaabi  jiray  Fiilow Isaaq...

Wax ka Ogow Taariikhda iyo Halka uu ku dhashay Madaxweynihii hore Soomaaliya Cali Mahdi...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed Wuxuu ku dhashay tuulada Cadoow uul oo ka tirsan Gobolka  shabeelada dhexe  sanadkii  1938 dii. Cali Mahdi wuxuu wax  ku...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo geeriyooday

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, sida ay warbaahinta Aragticusub u xaqiijiyeen xubno ka...

M/ Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Danjiraha Cusub Dawlada Ingariiska u qaabilsan Soomaaliya

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Marwo Kate Foster. Danjire Kate oo...

Madaxweynaha Dalka Uganda oo Warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Soomaaliya ee Dalkaasi

0
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa waraaqaha danjirino maanta ka guddoomay Safiirka cusub  Soomaliya ee dalka Uganda, danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur).   Safiirka Soomaaliya ee...

Midowga Musharixiinta oo Cambaareeyay Weeraradii lagu qaaday Xalane iyo Maqaayada Luul Yemani

0
War qoraal ah oo  ka soo baxay goalaha Midowga Musharaxiinta ayaa lagu cambaareeyay labadii  weerar ee lagu bartilmaameedsaday  Xerada Xalane iyo Maqaayada Luul Yemeni...

Maamulka Puntland oo Hubka ka mamnuucay degaanada Gobolka Sanaag

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Sanaag ee Puntland Siciid Axmed Jaamac ayaa war Qoraal ah oo uu soo saaray Gobolkaas sanag ka mamnuucay Hubka aan ahayn...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey Geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonoow

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u...

Gudoonka Golaha shacabka oo ka Tacsiyadeeyay geerida Xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow

0
qoraal   ka soo baxay guddoonka golaha shacabka ayaa looga tacsiyeeyay geerida xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow oo saaka ku geeriyooday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...

RW Rooble oo ka Tacsiyadeeyay geerida Xildhibaan Buunow

0
Ra’iisal wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa mudanayaasha golaha shacabka. Ra’iisal...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...