Home 2021
Yearly Archives: 2021
Hay’add Caalami ah oo Cambaareysay Xariga Wariye Kilwa oo Puntland u xiran
Ha'yadda xuquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa sheegtay in maamulka Puntland uu weerar ku hayo weriyeyaasha isla markaana handdadaad iyo tacaddiyo u geystay qaar...
Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho
Wararka ka imaanaya Degmada Kaaran ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Qarax uu ka dhacay degmadaasi
Qaraxa ayaa waxaa ka soo baxaya warar kalu duwan...
Xildhibaan ka Tirsanaa Golaha Shacabka oo ku geeriyooday Baydhaba
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay Waxaa saakay ku geeriyooday ku geeriyooday xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka...
Danjire James Swon iyo Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay Muqdisho
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa xalay kulan la qaatay Wakiilka gaar ka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James...
Jams Swon oo Cambaareeyay Weerarkii Hoobiyayaasha ahaa ee shalay lagu qaaday Xerada Xalane
Wakiilka Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa cambaareeyay weerarkii Hoobiyayaasha ahaa ee shalay lagu qaaday Xerada Xalane ee ku taala garoonka diyaradaha...
Madaxweyne Deni oo shaqo Joojin ku sameeyay Duqa Magaalada Boosaaso
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan.
Wareegto uu xalay soo saaray Madaxweyne...
Faah Faahino ka soo baxaya Qarax Miino oo Xalay ka dhacay Magaalada Jowhar
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax xalay ka dhacay Magaalada Jowhar
Qarax ayaa ka dhacay Bar koontarool oo ku taala Xaafada Horseed ee...
Maxkamada ICJ oo soo saartay Jadwalka Dhageysiga Dacwadda Badda Soomaaliya
Maxkamadda ICJ ayaa soo saartay Dhageysiga Jadwalka Dawcwada Badda Soomaaliya oo Kenya Murunka ay gelisay
Maxkamada ICJ soo bandhigtay Jadwalka dhageysiga Dawcwada Badda Soomaaliya una...
Dawlada Federaalka oocambaareesay Weerarkii Hoobiyaasha ahaa ee shalay lagu qaaday Xerada Xalane
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarkii hoobiyayaasha ahaa lagu qaaday xarunta Xalane ee Muqdisho.
Qoraal ka soo baxay Dawlada Soomaaliya ayaa u...
Qarax Xooggan oo caawa ka dhacay Magaalada Jowhar
Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xaruunta dawlad goboleedka Hirshabeele ayaa sheegaya in Caawa Qarax Xooggan uu ka dhacay jidgooyo ay ku sugnaayeen Ciidamo...