Home 2021
Yearly Archives: 2021
Taliska Booliska Puntland oo Amaro dul dhigay Dadka Musaafirka ah ee taga Garowe
Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliiska Puntland oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe, ayaa tilmaamay in hadda kadib qof kasta oo ka safraya magaalada Garoowe ...
Alshabaab oo meel Fagaare ah ku dilay 5 nin oo basaasnimo ay ku...
Al-Shabaab ayaa fagaare ku yaalla Degmada Bu’aalle ee xarunta gobolka Jubbada Dhexe ku dilay 5 ruux oo Ragg ah kuwaas oo ay ku eedeeyeen...
Ciidamo lagu soo Tababaray Dalka Turkiga oo laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho
Ciidamadaan oo ka ka tirsan ururka 6-aad ee Guutada 17-aad ee Gorgor ee Kumandooska Soomaaliya oo Wadanka Turkiga Tabar ku soo qaatay ayaa ka...
Baarlamaanka Swezerland oo u Codeeyay in la mamnuuco Xerashada Indho shareerka
Switzerland ayaa u codeysay in weji xirashada laga mamnuuco goobaha ay bulshadu isugu timaaddo, waxaana la mamnuucay xirashada indha-shareerka amaba niqaabka ay xirtaan haweenka...
Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay Sababta uu Uga gaabsaday Xiisada Kenya iyo Soomaaliya
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Kenya, isagoo markii ugu horreysay ka jawaabay dhaleeceyn uga timid dhinaca Dawlada Federaalka...
RW Rooble oo Hambalyo ku aadan 8 maarso u diray Haweenka Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo ku aaddan maalinta caalamiga ah ee Haweenka adduunka, u diray haweenka Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa qiray...
Midowga Musharixiinta oo Qoraal Cabasho ah u diray Dawlado iyo Ururo Caalami ah
Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa qoraal ay ku sheegeen “inay kula socod siinayaan xaaladda adag ee is-mari waaga siyaasadeed ee halista ku ah qarannimada Soomaaliya”...
Wafdigii Dawlada Federaalka u Qaabilsan Dhageysiga Dacwada Badda oo u dhoofay Magaalada Hague...
Garoonka diyaardaha ee Muqdisho ayaa waxaa maanta ka dhoofay guddiga dowladda federaalka ay u xil saartay dhageysiga dacwadda badda ee Kenya iyo Soomaaliya.
Waxaana guddigan...
Wasiir Fowziya oo soo saartay Amaro lagu Xakameeynayao Cudurka Covid19
Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa shacabka ugu baaqday inay u hoggaansamaan tallaabooyinka caafimaad ee looga hortaggayo fiditaanka cudurka Karoona xilli cudurka uu kusoo laba kacleeyay...
Sheekh Umal oo Baaq u jeediyay Deni iyo Axmed Madoobe
Sheekh Maxamed Cabdu Umal oo ka mid ah culimada Soomaalida ugu caansan ayaa madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo dhiggisa Jubaland Axmed Madoobe ugu baaqay...